Wasiirka maaliyada ee dawlada dhexe ee Somaliya ayaa shaaciyay in madaxweyne amray in 3 milyan hadda loo diro magaalada Hargeysa...
Maxaa cusub
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inuu walaaca la qaybsanayo dadka waxyeeladu ka soo gaartey dabka weyn ee ka kacay suuqa...
Waxa dhawaan suuqa ka bixi in adduunka badankiisu wax ku kalal iibsado doolarka iyo Yuurada reer Yurub kadib markii lacagihii...
Waxa bas beelay suuqii weynaa ee magaalada Hargeysa oo welli holcaya xilligan aan qorayo warbixintan. Waxa dadku is weydiinayaan tolow...
Dabkan ayaa in muddo qiiqaya mana jirto awood lagu bakhtiiyo maadaama ayna jirin inta badan meelo loo maro, ayadoo ay...
Waxa burburey guddigii doorashada heer dawlad dhexe kadib markii si sharci daro ay xalay u faafiyeen liisto laga reebay xildhibaano...
Dhacdo aad u xanuun badan ayaa ka dhacday Hargeysa halkaas oo nin uu xaaskiisa oo shan caruura u leh uu...
Sacuudiga ayaa hadda ku dhawaaqay inay berito oo Sabti ah (02/04/2022 ay tahay Soon oo mardhow la arkay bishii. Sacuudiga...
Kadib markii kooxda uu ku doobiyo Maraykanku ay cunaqabtayn ku soo rogeen Ruushka isla markaana xidheen aalado badan oo ganacsigu...
Dhawaan ayay ahayd waraysi uu madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle uu siiyay wargeys ka soo baxa Faransiiska halkaana uu ku...
Hawlgal ay fuliyeen ciidanka booliiska maamulka Galmudug ayaa lagu soo qabtey tuugo maalin cad dhacaysay dadka safarka ah. Tuugadan ayaa...
Rooble Baahane oo caawa isku imaad qabyaaladeysan ka qayb galay ayaa sheegay inuu ogyahay cida fulisay qaraxii Beledweyne haddana imaatankiisa...
Waxay is giijisaba waxay hadda Yukrayn ogolaatey inaan dhulkeeda Iman karin ciidan shisheeye, ayna iska ilowdo riyada ah inay ka...
Milatariga Ruushka ee curyaamiyay ciidanka dalkaasi Yukrayn ayaa sheegay inay culeska ka dulqaadeen caasimada dalkaasi hadda weerarka xoogiisa ay isugu...
Waxa saakadii hore magaalada Muqdisho lagu diley oday ka mida ahaa dadka xaafada Dharkeenlay ee magaalada Muqdisho oo iska xoogsan...
Ingiriiska ayaa malaayiin doolar ku bixiya sidii ay u dhici lahayd doorasho uu ka hadhay madaxweyne Farmaajo haddiise uu soo...
Kadib shil naxdinleh oo ka dhacay gobolka Togdheer ayaa waxa ku nafwaayay 3 qof oo laba haween yihiin midna ilmo-yar...
Waxa isbitaal degdega la dhigay mulkiilaha kooxda Jelsi ee u dhashay dalkaasi Ruushka ee haysta sadexda jinsiyadood. Ibrahamij ayaa kooxda...
Ruushka ayaa u qabtey muddo wadamada la saftey Maraykanka ee colaada u muujiyay muddo sadex cisho inay gaaska ay isticmaalaan...
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa maalmo dhaweyd sheegay inayy roob ka curiyeen deegaano hoostaga Oromada iyo Axmaarada, waxana uu sheegay in...
Waxa baryahan ka soo hadhay madaxweynaha da'da jooga ee dalkaasi Maraykanka cay uu caayo madaxweyne Buutin. Waxa uu yiri waa...
Masaakiinta Ingiriiska ee cuntada ka qaata xarumaha quudinta ayaa diidey in la siiyo baradhada oo ahaan jirtey waxay ugu jecel...
Dawlada Somaliya ayaa ciidamo lagu tababaray Baydhabo u daad-gureysay dhinacaas iyo gobolka Bakool halkaas oo dadku khaati bilah ka taagan...
Kuuriyada Woqooyi ayaa faahfaahisaynooca gantaal ee ay ku tuurtey biyaha Jabaan kaas oo ah mid aad uga nixiyay Maraykanka iyo...
Madaxweymnaha Turkiga ayaa jawaab kulul ka bixiya soo jeedin ka timi Maraykanka oo leh inuu gantaalihiisa laga baqo ee uu...
Waxa markale si xun u fashilmay hubkii Sacuudiga looga gatay balaayiinta doolar ee Maraykanku ku cameeyay kadib markii ay celin...
Wararka aan ka helayno ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in horjooge Siciid Deni ay u yeertay Imaaraadku halka isla...
Waxa sii kordhay xasuuqii xalay dhiigmiiratada Shabaab ka gaysatey xarunta maamulka Hirshabeele iyo dibedda xaruntaas. Weerarka oo ahaa mid loo...
Xilli lacagta Ruushka ee Ruubalka ay kor u kacday kadib markii dawlada Ruushku qaaday talaabooyin muhiima oo ay ku taageerayso...
Waxa goor dhaweyd uu qarax ka dhacay magaalada Beledweyne halkaas oo maanta ay ka dhacday doorashada daahday ee golaha shacabka....