Madaxweynaha United Somaliland front Mustafe Martin ayaa ka hadley go'aanka dawlada ee ku aadan shirkada Carabta ee DP World oo ka...
Maxaa cusub
Madaxweyne Farmaajo ayaa tababar u soo xirey ciidan ka tirsan xooga. “Waxaa halkan iiga muuqata ciidan u diyaarsan in ay dalkooda...
Madaxweynaha wareersan ee Maraykanka oo eryay wasiirkiisi arimaha dibedda. Trump ayaa mashaakil ka haystaa dhinaca xukunka taas oo uu u...
Maxaa ka dhigey heshiiska Berbera mid aan u cuntamin dadka deegaanka ama gobolka. Waa su'aal dad badani is waydiinayaan waxaanan...
Golaha fadhiidka ah ee Somaliland ayaa jawaab siiyay barlamaanka dawlada dhexe oo gebi ahaanba joojiyay shirkada Carabta ee Dubay World oo...
Xadka beenta ah ee u dhexeeya Balad-xaawo iyo Madheera ayaa welli xiran taas oo saameyn weyn ku yeelatay isku socodka dadka,...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ku hoyday Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga oo ku taala Degmada Deyniile Nawaaxiga Washaradaha....
Wasaarada boostada ayaa ka jawaab celisay hadal ka soo yeeray Somaliland. Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa 9-kii bishan si rasmi ah ula...
Dib u dhac ku yimi ku dhawaaqista Raiisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya. Wararka ayaa sheegaya inuu jiro kala shiki...
Baasaboor Somaliga miyaa laga joojiyay Puntland. Baasaboorka laga qaato Puntland ayaa waxa ku xiran malaayiin qof oo ku nool gobolada...
Gabadh arooskeedii isku diyaarinaysa ayaa la diley. Dilkan aadka u naxdin badan cuqabadana leh ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa. Xilliga gabadhan...
Wax la qaadan karo maaha in shirkad si kibirsan ugu gafto Jamhuuriyada. Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya ayaa sharaxay sharci la mariyay...
Muuse Biixi ayaa kulan kale la qaatey C/raxmaan Ciro iyo Faysal Waraabe. Kulankan oo la sheegay inuu codsadey Muuse Biixi aya...
Barlamaanka Somaliya ayaa war adag ka soo saaray shirkada Carabta ee Dubay World oo madaxoodu sheegay in dawlada dhexe ayna waxba...
Wasiir ka tirsan Puntland ayaa shil gaari ka badbaadey. Wararka ayaa sheegaya in duleedka magaalada Garoowe uu shilkani ka dhacay oo...
Raiisal wasaaraha (RW) xigeenka Somaliya ayaa kulan la qaatey RW dalkaasi Hindiya Modi. Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen siddii labbada...
Gaari aan kuwa xabada Karin ah ayaa ciidanka amniga rasaas la dhacay. Ciidamada Booliska ee ku sugan meel ku dhaw Koontaroolka...
Siyaasi Cali Faarax ayaa si adag uga hadley dekeda Berbera sheegayna in reer Awdal raacsan yihiin mowqifka dawlada dhexe. Wuxuuna raaciyay in...
RW xigeenka Somaliya ayaa la kulmey madaxda ugu saraysa dalkaasi Hindiya. Madaxda dalkaasi ayaa si wadajira ugu qaabiley guriga madaxtooyada...
Qorshihii ciidanka dawladu kula wareegi lahayd amniga dalka ayaa wadano ka xanaaqeen. Wadamadan oo ciidano sharci ah iyo kuwo aan...
Su'aalihii iyo jawaabihii wakiilka Muuse Biixi la hortagey kulanka golaha Somaliland. Heshiis saxa oo la hor keenay golaha marna la...
Hala keeno heshiiskii saxda ahaa ee lala galay Carabta haddii kale hershiis ma jiro. Xildibaan Buubaa oo ka hadlay jacburka...
Somaliland ayaa xanibaad saartey adeegyada shirkadaha qaar sida adeega Saad iyo E-dahab ee laysku waydaarsado lacagaha doolarka. Somaliya ayaa ah...
Gudoomiyayaasha(Badhasaabada) goboladu waa Wakiilka Madaxweynaha Matalaya ee sita Calanka Jamhuuriyada dalka Isagaana Madaxweynaha uga Matela Gobolka uu joogo waxaana hoos...
Gudoomiyaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud ayaa ka deyriyay sida Muuse Biixi uga oohisiiyay haweenka markuu ka jawaabayay arinta Berbera. ''war...
Muuse Biixi ayaa amrey in dadka ku nool Hargeysa iyo Burco isticmaali Karin furaha internet-ka Somaliya ee .so laakiin loo...
Suldaan Abshir oo reer Awdala ayaa ka calaacalaya 13-ka xildhibaan ee ay ku galayaan doorashada soo socota. Abshir ayaa sheegay inay...
Hal-abuur Geestiir oo reer Awdala ayaa amaan kula dul dhacay Muuse Biixi kuna tilmaamey masuul daacada. Waa hal-abuurkii u horeeyay oo...
Madaxweyne Prof C/samad Nageeye ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi sheegayna in Jeegaantiina nacday iskaba daa kuwii xukunka u daayay....
Muuse Biixi ayaa dib u bilaabay xabaalo faqid arinta dekedda awgeed. Xabaalahan oo lagu sheegay kuwa wadareed ayaan la garanayn...