Gudoomiye Ciro ayaa ka hadley kulan aan caadi ahayn oo uu la qaatey xisbiga Ucid ee Faysal Waraabe. Xisbiga Ucid...
Maxaa cusub
Dawlada ayaa war ka soo saartey deegaan ay weerar ku qaadeen oo dadka ka dulqaadeen wahab iyo argagixiso gumeysi ku...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa faahfaahiyay heerka dhaqaale ee dalka bishan dhamaatey asagoo dhinaca kale tilmaamey in khalkhal siyaasadeed keeni rabay...
Nin cunsuri ah oo hooyo Somali ah jiirsiiyay gaari ayaa maxkamad ku socotaa dalkaasi Ingiriiska gaar ahaan magaalada Lesta (Leicester)...
Safiirka Turkiga ee Somaliya ayaa gaaray deegaanka Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaana safiirka uga horeeyay degmada oo ku soo dhoweeyay...
Go'aamo laga soo saaray sidii wax loo qaban lahaa abaarka Woqooyiga Awdal. Badhasaabka gobolka Awdal ayaa shir u wada qabtey...
Maayer ku xigeenka Boorama ayaa war uu ku difaacayo maayerka warbaahinta la horyimi. Maayerka magaalada (maayer ey laaye) ayaan ka...
Muuse Biixi waa ka maarmey wadahadalkii Khaatumo oo dagaal ayuu doorbidey, waxa sidaas qaba Baashe Cali Jaamac oo hore u...
Madaxa Galmudug Xaaf ayaa gaaray Dhuusamareeb markii ugu horeysay intii heshiisku dhacay. Xaaf ayaa hore u raacay madaxweyne Farmaajo oo...
Maxkamada sare ee Kiiniya ayaa xalisay muran u dhexeeyay xildhibaano Somali ah. Maxkamadda oo saaka u fariisatay go’aan ka gaarista eedo...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Imaaraadka Carabta halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xasan Cali Kheyre ayaa Imaaraadka...
Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Boorama ayaa musuq baahsan soo faqay oo uu ku kacay maayerka iyo saaxiibadii. Xildhibaanadan ka...
Gabadh shan Jira ayaa laga badbaadiyay nin gaari Hindi wata oo la baxsan rabay. Xilliga dhacdadaan foosha xun ka dhacayso...
Kursigii banaanaa ee barlamaanka Somaliya kana soo jeeday Awdal ayaa lagu kala baxay. Buuq sababay dib u dhac ayaa ka dhashay...
Siyaasi C/qaadir Obsiiye ayaa ku amaanay Muuse Biixi joojinta shirka Carabta ee DP World. Muuse Biixi ayaa madaxweynaha Jabuuti u...
Maareeyaha cusub ee wasaarada warfaafinta ee halka xaafad noqotey ayaa hadley ayadoo muranka isla beesha Muuse Biixi ee wasaaradan aan...
Nin madowa oo dhalinyaro Somali ah ku diley London ayaa la qabtey. Ninkan madowga ah ayaa la sheegay in si...
Dhame Cabdi Cali Raage wuxuu ka tirsanaa ciidanka asluubta muddo 46 sano ah wuxuuna ciidanka ku soo biirey sanadii 1972....
Masuuliyiin ka socda Turkiga ayaa booqdey Goobweyn oo Kismaayo u dhow ahna goobta ay ku kulmaan badda Somaliya iyo webiga...
Madaxweyne Gaas ayaa magacaabay xilal cusub oo maamulkiisa ah. Wareegtada Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo...
Odey ka sheekeeyay dhismihii bangigii ganacsiga Somaliya ee waxma garatadii burburiyeen. Odeygan oo u soo taagnaa mudadii bangiga la dhisay...
Dawlada ayaa weli la tacaalaysa in ay fuliso amaradeeda xilli argagixisadu ka faaiideysanayso is dhex yaaca iyo gaajada haysata askarta...
Agaasimaha cusub ee Muuse Biixi u magacaabay madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali ayaa ka hadley xilka lagu wareejay. Maxamed Cali ayaa...
Muranka wasaarada warfaafinta ee beesha Muuse Biixi ayaa cirka isku shareeray. Shaqaalaha wasaaradaas ayaa iyaguna ka hor yimi isku bedelka...
Wasaarada amniga ayaa bilowdey baaritaan lagu wado ciidanka booliiska iyo kan nabadsugida kadib weerarkii Jimcihii ay argagixisada Shabaab ku soo...
Amisom ayaa war ka soo saartey askari shalay ku dhintey is dhex yaac ka dhashay weerarkii argagixisadu ku xasuuqdey 38...
Qaybtii afraad filimkii qiyaano dumar oo meel xasaasiya maraya. Qaybtii hore ayaa waxay maraysay Xaawo Kiin oo ku dhawayd inay...
Maayerka Boorama (maayer ey laaye) oo xitaa xisbiga Kulmiye qaati ka joogsaday. Xoghayaha xisbiga oo ka hadlayay arintan ayaa sheegay...
Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadley argagixisada iibsanaysa dharka sirdoonka iyo ciidanka....
Mujaahid bay wada sheegataa anaguna mujaahid ayaanu noqonaynaa waa hadalkii Suldaanka Gabooyaha oo ka yaabey cadaalad xumada Muuse Biixi oo...