Muranka beesha Muuse Biixi ee isku haysata wasaarada warfaafinta ayaa cirka isku shareeray. Shalay ayuu maareyaha wasaaradaasi diidey inuu xilka...
Maxaa cusub
Kulan u furmay beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa ka dhacay London. Kulankan oo Suldaan ka mida Suldaanada beesha lagu soo dhaweeyay...
Buuq iyo sawaxan ka dhashay doorasho kursi barlamaan oo la buuxinaayay oo ka dhacaysay Muqdisho. Kursigan ayaa waxa ka dhintey...
Wararkii ugu dambeeyay weerar argagixiso oo fashilmey oo ka dhacay goob aan ka fogeyn madaxtooyada. Dawlada oo hore u sheegtay...
Wasiir Maareeye ayaa raba inuu yimaado Somaliland haddii si fiican loola hadli waayo. Ma sheegin cida uu ka cabanayo ee aan...
Muran ka dhex dilaacay beesha haysata wasaarada warfaafinta maamulka Somaliland kadib markii wasiirkaas bedelay maareeyihii telefishanka Muuse edealay. Maareeyaha ayaa...
Gudoonka barlamaanka ayaa la kulmey RW xigeenka Turkiga. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb galay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka...
Argagixiso gacanta lagu dhigey oo la shaaciyay. Ciidamada Dawladda ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaano hoostaga degmad...
Taliyaha cusub ee asluubta ayaa booqdey xabsiga ugu nidaamsan Afrika oo dhan oo laga furey Muqdisho. Xabsigan oo qaadaya dad aad...
Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hadley sii deynta maxaabiista. Waxa shalay la sii daayay maxaabiis gaaraysa 1500 oo ku xirnaa...
Hay'ada wadooyinka Awdal oo hawsha loo igmadey muddo ka seexatay ayaa lacago ku qortey ganacsatada Boorama, kuwaas oo laftoodu diyaar...
Sucuudiga ayaa miisaaniyad dhan 64 bilyan u qorsheeyay madadaalada ayagoo ka guuraya wahaabiyada una guuraya diinta saxda ee Islaamka ee dhexdhexaadka...
Liiska kaadiriin Muuse Biixi u magacaabay jagooyin. Muuse Biixi ayaa isbedel ku sameeyay hay'ado iyo wakiilada maamulka ee lacagta ku...
Marwa Faadumo Siciid ayaa ka hadashay masuuliyiinta Jeegaanta oo Samsam ugu dambeyso oo Xamar isku wada shubey. Jeegaanta ayaa jeelka ku...
Raiisal wasaare xigeenka Turkiga Xakash Ogolo ayaa Muqdisho soo gaaray manta halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Waxa madaarka ku soo...
Madaxa Hirshabeele Waare ayaa la kulmey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Waxa ay ka wadahadleen dadaallada ciidamada Jabuuti ay ka waddaan gobolka...
Dawlad deegaanka Somalida ayaa xabsiga ka sii daysay maxaabiis badan oo gaaraysa 1500. Maxaabiistan ayaa la sheegay inay ka tirsan ururka...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa ka qayb galay maalinta afka hooyo oo ku beegan maanta. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre...
Musharax Faadumo ayaa Hargeysa ku dhiirgelisay haweenka Somaliland inay muujiyaan kaalintooda wax qabad iskuna soo sharaxaan doorashada soo socota ee...
Xisbiga Kulmiye ee Jeegaanta ayaa iska difaacay gacanyareyihii Muuse Biixi ee Xamar tagey. Jeegaanta ayaa jeelka ku gurta dhalinyarta Xamar tagta halka...
Hadda waxa soo baxdey in labada korneyl ee Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin ay colaada hurinayaan waa hadalkii Suldaan Cune...
Afhayeenkii Muuse Biixi oo dudmo ku maqnaa tan markii la magacaabay Maxamuud Warsame ayaa warbaahinta ka soo muuqdey asagoo warqad...
Nabadoon Axmed Diiriye ayaa aaskiisu ka dhacay Muqdisho iyo masuuliyiin ku tukadey. Nabadoonka ayaa shalay ku geeriyooday Muqdisho asagoo muddo xanuunsanaa....
Safiirka Somaliya u fadhiya Yurub ayaa booqdey dhalinyarada lagu haysto Liibiya. Danjire Cali Fiqi iyo Koox la socotay ayaa waxa ay...
Dhalinyaro Somali ah ayaa lagu dilay caasimada Ingiriiska ee London. Wararka ayaa sheegaya in labo dhalinyaro ah siyaabo kala duwan loogu...
Beeralayda Gabilay ayaa agab beeraha lagu qoto lagu wareejay iyo wasiir Axmed Muumin Seed oo ku warejintaa daawadey ama ka qayb...
Darbi jiifka magaalada Boorama ayaa helay dhar xilli dhaxantii xumeyd baxdey. Dadkan ayaa ku dhibaateysan magaalada oo ayna jirin cid daryeesha....
Sh Umal shalay diin ka bax ayuu nagu xukumey maantana Kismaayo ayuu noogu yimi waa hadalkii korneel Aadan Rufle oo...
Maayerka Burco ayaa afka furtey sheegayna in Muuse Biixi wuxuu dilo iyo wuxuu xiro uu ka dhigey dadkii. Maayerka ayaa ka yaabay...
Faadumo Siciid ayaa weerar ku qaaday gacanyaraha Muuse Biixi oo Xamar tagey. Gacanyare Maxamed Cabdullahi Cumar oo ay isku reer yihiin...