Wargeyska soo baxa dallaadi Maraykanka ayaa riyo ahaan u soo qoray in Ruushka galay Yukrayn. Wargeyskan oo lagu magacaabo Bloomberg...
Maxaa cusub
Madaxweynaha Somaliya ayaa ka degay Addis ababa halkaas oo uu kaga qayb galayo shirka nabada iyo amniga ee midowga Afrika...
Ayadoo ciyaaraha fudud ay ka bilaabmeen dalkaasi Shiinaha ayaa Shiinuhu ka hadlay xiisada uu abuuray Maraykanka oo dabada ku wata...
Askari ku sheeg ka tirsan kuwa dawlada u diinwaan gashan ayaa hoyo Somaliyeed ku dilay duleedka Muqdisho kadibna diiday in...
Jabuuti ayaa markale xajisatay kursiga golaha amniga ee ururka midowga Afrika oo sadexdii sanoba mar la qabto. Jabuuti ayaa hore...
Wargeys ka soo baxa dalkaasi Maraykanka ayaa qorey in Shiinuhu wacdaro ku hayo geeska Afrika si fiicana uga badiyay Maraykanka...
Safiirada Ingiriiska u joogta magaalada Muqdisho waa aabaha musuqa sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan dawlada Somaliya oo iyaga xogtan...
Kadib markii Imaaraadka looga yeeray baahane Maxamed Xuseen Rooble oo si foolxun oo loogu soo dhaweeyay halkaas ayaa waxa loo...
Kadib markii Yuhuuda noqotey korjooge ka mida midowga Afrika sanadkii hore ayaa waxa jirey wadamo badan oo Muslimiina iyo kuwo...
Goosi goosadka Taywaan ee ka tirsan Shiinaha ayaa sheegtay waxa ay ku tilmaantey daawo aan la garanayn oo ay ku...
Dilkii ugu xumaa ee laga argagaxo ayaa caawa ka dhacay degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Lamaanaha oo aan welli la...
Waxa beri ka dhici doonta Jowhar doorashada golaha shacabka, waxase jirtay tartan u dhaxayn lahaa hooyada hadda ku fadhida kursiga...
Madaxweynaha Awdal state C/samad Nageeye oo shir jaraaid qabtey ayaa kabaha la dulmaray maamulka Somalilaan ee beesha dhexe. ''Xin iyo...
Waxa maalintii lixaad ku jira jeel ku yaal magaalada Hargeysa siyaasi halgamaa Maxamed Jaamac oo maamulka Muuse Biixi looga soo...
Kadib buuq iyo qaylo isku qarinta Maraykanka iyo Ingiriiska ee ahayd ina Ruushku galayo Yukrayn ayaa cabsi weyni soo gashay...
Waxaan shaki ku jirin in Maxamed Xuseen Rooble oo hadda dhowr magac loo bixiyay kan ugu caansana uu yahay BAAHANE...
Madaxwynaha Ukarayn ayaa afka furtey kuna eedeeyay Maraykanka iyo Ingiriiska oo daba socda inay burburinayaan wadankiisa. Maalin kasta waxay nagu...
26 Jeenawari waa maalin murugo kuleh dhamaan wadaniyiinta Somaliyeed waxayna guul u tahay mooryaanta iyo cadowga Somaliyeed oo hadda aan...
Milatariga Yaman ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan carwada sanadlaha ee Dubay ee ay ku kulmaan ganacsatada waaweyn iyo weliba...
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya oo afka furtay ayaa sheegay in lagu nacay shilinka aan ka masuulka ahay oo...
Madaxweynaha Koroeeshiya ee Yuguslaafiyadii hore ayaa sheegay in dalkiisu ciidankiisa la bixi doono haddii la daandaansado Ruushka, wuxuuan u eedeeyay...
Waxa baryahanba qaylo-dhaan ay ka socotey warbaahinta reer galbeedka qaasatan kuwa Af-ingiriiska ku hadla oo ku aadan in Ruushku galayo...
Milatariga Yaman ayaa sheegay inay markale garaaceen Imaaraadka markana ay u garaaceen gantaalo. Subaxdii hore ee saaka ayaa la arkay...
Ciidanka amniga ee magaalada Muqdisho ayaa ku guulaystay inay qabtaan haweenay muuqaal ka soo duubtey labadeeda caruura oo ay siinayso...
Gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble oo hadda ku caan baxay BAAHANE ayaa sheegay in golihiisa wasiirada ay ka noqdeen urur...
Waxa maanta Hargeysa iyo Burco aad loo soo bixiyay ardayda dugsiyada iyo shaqaalaha u shaqeeya maamulka oo loo sheegay haddayna...
Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa Hargeysa ka qaban qaabiyay iyo magaalooyinka kale ee beeshiisu degto banaanbax xooga oo guuldaro...
Waxaan maanta maqalay aqoontii oo hog ku dhacday, horaa loo yidhi caqliga qofka ALLE siiyay iyo aqoontu waa kala laba....
Musharax horjooge Siciid Deni oo raba inuu iibsado codadaka beelaha Dhulbahante iyo Leelkase ayaa looga digey inuu doorashada ku qabto...
Taliyaha ciidanka Itoobiya ayaa sheegay inaan dalku nabad ahayn ilaa laga tirtiro TPLF-ta fadhida Maqale. Yaan cidna shiki ka gelin...