Dhimashada dhulgariir xoogan oo ku dhiftey Iiraan iyo Ciraaq ayaa war ka soo kordhey. Dhulgariirkan ayaa xalay saqdhexe ku dhiftey xadka...
Maxaa cusub
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa booqdey xaafad Hargeysa la ilaaway iyo balanqaad uu u sameeyay. Xaafada DAAMI ayaa waxa dega bulshada Gabooyaha...
Musharax Muuse Biixi ayaa Hargeysa codkiisa ka dhiibtey Hargeysa. Muuse Biixi iyo xisbigiisa ayaan la fileyn inay codad xoogan ka helaan...
Codbixinta doorashada maamulka Somaliland ayaa si nabada uga socota Awdal ayadoo ilaa hadda aan la soo sheegin wax rabshado ah. Gobolada...
Raiisal wasaarihii Lubnaan ee Sucuudigu xilka ka qaaday ayaa markii ugu horeysay Hadley. Sacad Xariiri ayaa asagoo Sucuudiga jooga sheegay...
Wasiir Obsiiye oo iska casiley xisbiga Kulmiye iyo kursiga wasiirka ayaa gurigiisii Hargeysa loo dhacay caruurtiisiina la argagax geliyay. Waa...
Ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliya ee sida aadka ah u tababaran maxaa la baraa. Muuqaalkan ayaad ku arkaysa ciidanka oo loo...
Wasiirka amniga Puntland ayaa gaaray Badhan ee gobolka Sanaag xilli maamulka Somaliland isku diyaarinayo inuu doorasho qabsado berri oo Isniina....
Maraykanka ayaa ka horyimi hawlgalka Amisom ee askar kala baxaya Somaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee dowladda Mareykanka ayaa hawlgalka Midowga...
Argagixiso qaraxyo watey ayaa lagu qabey Luuq o ka tirsan gobolka Gedo. Argagixisadan ayaa lagu soo bandhigey magaalada iyaga iyo...
Musharax Maxamed Cali iyo Saylici ayaa ka hadlay ololihii tagey iyo inta hadhay. Labadan musharax ayaa olole kulul dhexmaray inkastoo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa banaanka soo dhigey siro qarsoonaa. Horaa la iila soo hadley oo la igu yiri mucaarad ku noqo...
Ismaaciil Yare ayaa kabaha la dulmaray Prof Axmed Samatar sheegayna inuu hooyadii soo eegi waayay afar codna ka helay Xamar,...
Somaliya xor maaha ee ha isku tashato oo ha is xoreyso waa hadalka wasiirka maaliyada ee dawlada Somaliya Dr C/raxmaan...
Wasiir C/llaahi Dheere oo wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland ayaa noqdey wasiirka reer Awdal ugu qabyaalada badan oo si cad ugu...
Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa sheegay inuu aqbali doono doorashada laakiin ka digey in qas laga bilaabo doorashada oo si...
Muuse Biixi ayaa sheegay inaan isaga diyaar u ahayn inuu qas ka rido maamulka Somaliland mar maanta shir loogu wada...
Ciidan dheeraada oo booliis ah ayaa la keenay gobolka Awdal iyadoo dardaaran la siiyay xilli laga baqayo in Muuse Biixi...
Booliiska maamulka Jubba ayaa nin kufsi ku eedaysan u dhoofiyay Puntland. Ninkaan ayaa isaga oo ka jeebeysan gacmaha waxaa laga dhoofiyay...
Maraykanka ayaa ka soo horjeedsaday in Lubnaan Sucuudigu u isticmaalo goob dagaal. Warkan ayaa imanaya ayadoo madaxweynaha Lubnaan diidey inuu aqbalo...
Gudoomiyihii xisbiga laga kala cararay ee UCID oo Waddani ku biirey. Gudooomiyaha ku meel gaadhka ayaa ka hadley sababta ku...
Xisbiga Waddani ayaa markale ruxey magaalada Boorama ayadoo maanta ay ahayd maalintii ugu dambeysay. Maanta oo Jimce ah oo dadku nasto ayaa...
Yugandha ayaa u qaadan la in ciidankeedu ka baxayo Somaliya ayaa warkale soo saartey. Brig. Richard Karemire, oo ah Afhayeenka Ciidamada difaaca dalka...
Beesha Faarax Yoonis (Samaroon) ayaa cududeeda ku biirisay xisbiga Wadani. Xisbiga Wadani ayaa la filayaa inuu kuraasta ugu badan ka helo...
Hal qof ayaa ku geeriyoodey isku soo bixi Kulmiye ee shalay. Wiilkan oo Magaciisa lagu sheegay Cabdifataax Maxamed Baaruud ayaa Geeriyooday,...
Jabuuti oo war ka soo saaray ciidamo ay u soo direyso Somaliya. Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jabuuti General Zakariye Sheekh...
Ruwaayada Qurbo iyo Qasaaro oo aad u xiise leh: yaa leh ilmaha. Waxa matalaya fanaaniinta Woqooyiga Ameerika kuwoodii aad ugu...
Xisbiga Waddani ee Awdal ayaa war ka soo saaray isku soo baxa berri oo Jimce ah oo ah maalinta ugu dambeysa...
Beelaha Habaryeesif iyo reer Ciise (Samaroon) ayaa war ka soo saaray xisbiga ay ku biireen. Ololaha xisbiyada Somaliland ayaa dhamaadey ayadoo...
Maxaa looga hadley kulankii golaha wasiirada ee maanta dhacay. Kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan...