Lubnaan ayaa codsanaysa in Sucuudigu sii daayo Raiisal Wasaare Sacad Xariiri oo isagoo jooga Sucuudiga akhriyay warqad uu isku casilayo. Casilaadaas...
Maxaa cusub
Abaanduulaha ciidanka xooga dalka ayaa war ka soo saaray weerar ay qaadeen. Abaanduulaha oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in duleedka...
Muuse Biixi ayaa soo gunaanaday ololaha xisbigiisa Kulmiye. Doorashada maamulka Somaliland ayaa la filayaa inay dhacdo maalinta Isniinta ee bishani tahay...
Siilaanyo oo lagu soo dhibey inuu Kulmiye warqad u akhriyo. Ololaha xisbiga Kulmiye ayaa maanta ku eg ayadoo berina uu...
Faysal Waraabe oo xisbigiisu filayo guuldaro xooga ayaa Amisom dalbanaya asagoo qaba haddii Muuse Biixi loo dhiibo in dagaal sokeeye qarxayo. Muuse...
Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in dalkiisu rabin dagaal lala galo Iiraan ama Xisbulah. Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya ayadoo Sucuudigu raadinayo cid...
Qarax markale ka dhacay Muqdisho. Qaraxyada ayaa inta badan ka dhaca Muqdisho waxa dadka u dhiga ama ku xasuuqa argagixisada...
Wasiir Obsiiye ayaa ka hadlay waxa ku kalifay inuu is casilo saacadihii ugu dambeeyay ee doorashadu ka hadhan tahay muddo todobaada...
Deegaanka Cali Xaydh ee gobolka Awdal ayaa iskubax xoogan lagu taageeray Wadani. Degmadan Cali Xaydh ayaa ka mida degmooyinka weyn ee...
Oday dhaqameedka iyo culimada gobolka Awdal ayaa si wadajira uga digey iska hor imaadka ka iman kara doorashada ayadoo xisbiga Kulmiye...
Horjoogeyaasha jaamacadaha maamulka Somaliland ayaa war ka soo saarey doorashada. Sagaal ka mida jaamacadaha ka diiwaangashan maamulka Somaliland ayaa lix...
Faysal Waraabe ayaa soo xirey tartanka ololaha xisbigiisa. Faysal Waraabe ayaan fileyn inuu meel u dhowna soo istaago tartanka doorashada...
Shariif Xasan ayaa war ka bixiyay xilka qaadistiisa. Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa sheegay inuu jiro Mooshinkaas islamarkaana...
Argagixisada ayaa qarax u dhigtey dhakhtar magaalada Muqdisho. Qaraxa loo dhigey dhaqtarka ayaa waxa markiiba sheegatay argagixisada. Dhaqtarkan ayaa ku takhasusey...
Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa hanjabaado hawada isku mariyay. Labadan maamul ayaa ku dagaalama gobolada Sool iyo Sanaag waxayna gushu...
Wasiir waqtigii ka dhacay oo soo dhaweyn deg dega Boorama Kulmiye ugu sameeyay. Wasiirkan ayaa la sheegay in uu caan...
Gobolada ay joogaan argagixisada ayaa war fiican laga soo saaray. Ciidanka dawlada iuyo kuwa Afrika ee iska jooga Koofurta ayaa qaatey...
Beesha Makayl-dheere (Samaroon) ayaa cududeeda ku biirisay xisbiga Wadani. Ololaha doorashada xisbiyada Somaliland ayaa xawli ku socda. Xisbiga Wadani ayaa...
Hooyo eed laga galay waa qaybtii 2 oo meel xasaasiya maraysa. Qaybtii hore ayaa ku joogtey xaaska wiilka oo ka...
Kulmiye wuxuu bilaabay inuu kaadhasha dadka ka urursado. Shalay ayay ahayd markii la helay kaadhadh dadkii lahaa iibinayaan. Dadka qaar...
Xisbiga Wadani ayaa markale cudud ku soo bandhigey Boorama iyadoo lagu jiro maalmihii u dambeeyay doorashada loo balansan yahay inay dhacdo...
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Ceel-afweyn iyo deegaano u dhow. Xisbiga Wadani ayaa wacdaro ka dhigey deegaano...
Gacanyare Maxamuud Xaashi ayaa deg deg u magacaabay booskii uu ka tagey wasiir Obsiiye oo ka soo jeeda gobolka Awdal kuna...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa beeniyay warar warbaahintu iska qortey. Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo warbaahinta kula...
Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta booqdey xarunta wasaarada difaaca. Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhegeystay. Waxaa uu warbixinno ku saabsan diyaargarowga ciidanka ka...
RW xigeenka Somaliya oo la kulmey madaxweynaha Masar. Kulankan hordhaca ah ayaa looga Hadley sidii Somaliya cagaheeda ugu istaagi lahayd....
Caaqil reer Awdala oo ka baqay inuu gabalku ka dhaco ayaa ka soo digarogtey xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi. Caaqilkan ayaa...
Wasiirka batroolka ayaa sheegay inuuna ka qaybgalayn shir ay shirkad Ingiriiku leeyahay ku qabanayso Kiiniya oo looga hadlayo batrool baarista. Shirkadan...
Beelweynta Basanayo (Samaroon) ayaa cudud xoogleh ku taageertay Wadani. Waxa goobta ka Hadley aqoonyahano, waxgarad, cuqaal iyo haldoorka beelweynta oo tilmaamey...
Fowdo ka dhacdey fadhiga barlamaanka maanta oo u kulmey si ay u dhegeystaan hindise sharciyeed ay soo diyaarisay wasaarada biyaha...