Xisbiga Waddani oo ka baxay wada shaqayntii ay la lahaayeen gudiga doorashada. Xisbiga Wadani oo qabtey shir jaraaid ayaa ku sheegay...
Maxaa cusub
Magacyada argagixiso gacanta lagu dhigey deegaano u dhow Afgooye. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo shir jaraa’id qabtay kaddib...
RW Xasan Kheyre ayaa lagu eedaynayaa inuu hawshii wasaaradaha qaar la wareegay. Wasiiradan ayaa la sheegay inuu u arko kuwa aan...
Gudiga doorashada Somaliland ayaa war ka soo saaray halka tirinta codadku marayso. Siyaasiyiinta ayaa ku eedeeyay gudiga inay iyagu yihiin kuwa...
Yaa u soo baxay koobka aduunka ee 2018 ee ka dhacaya Ruushka. Waxa xalay la soo gabagabeeyay is reeb reebka...
Yuhuuda aya ku faraxdey hadal ka soo yeeray Sheekha Sucuudiga ugu weyn casuumadna u fidisay. Sheekh Cabdulcasiis AlSheekh ayaa ku tilmaamay...
Madaxa ololaha Waddani ayaa faahfaahiyay qaabkii Gabiley loogu xirey. Xisbiga Kulmiye ayaa bilaabay inuu xabsiga u taxaabo xubnaha Waddani ayadoo...
Faadumo Siciid ayaa ka hadashay jeelkii laga soo daayay. Faadumo oo hadda la soo daayay ayaa xisbiga Kulmiye jeelka u taxaabay...
Xisbiga Waddani ayaa jawaab siiyay Kulmiye oo ka hadley doorashada sheegayna inaan shaki kaga jirin guusha ee ay sugayaan natiijada kaliya....
Wasiir Maryan Qaasim ayaa ka hadashay waxa ku kalifay inay is casisho. Maryan Qaasim Axmed Wasiirkii Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya ayaa noqotey...
RW Xasan Kheyre ayaa Baraawe booqdey kuna faanay magaalada. Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ahaa safarradii uu ugu kuur galayey...
Gudiga doorashada Somaliland ayaa ka digey in hore loo sii dabaaldego xilli ay cadaatey in xisbiga Waddani uu aad ugu horeeyo...
Xisbiga Kulmiye ayaa taageeraeyaashiisa u sheegay inayna qas bilaabin una sheegay inay ogyihiin natiijada oo ah in si xun loogu garaacay...
Wasiirka Faratoon ayaa si dadban ugu hanjabay taageerayaasha xisbiga Wadani oo og natiijada doorashada oo si aada laysla dhexmarayo in Muuse...
Qaramada Midoobey ayaa ku sii giijisay cunaqabataynta hubka ee saaran Somaliya. Wadamada uu uGu horeeyo Ingiriiska, Faransiiska iyo Maraykanka ayaa iyagu...
Ciidanka NISA ayaa qabtey oo raashin dhacay. Raashinka ay qabteen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Soomaaliya ayaa gaaraya kumanaan Loor...
Dawlada Somaliya ayaa qaybisay sawirada iyo magacyad rag loo qabtey xasuuqii Soobe. Wasiirka Warfaahinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow)...
Golaha wasiirada ayaa ansixiyay miisaaniyada dawlada ee 2018. Wasiirka Maaliyada ayaa golaha wasiirada u soo bandhigay Miisaaniyada 2018 oo faahfaahsan...
RW Xasan Kheyre ayaa la kulmey qaar ka mida culimada Somaliyeed xilli dawladu raadinayso taageerada shacabka iyo culimada sidii loo...
Ciidan ilaalo ayaa la wareegay amniga musharax C/raxmaan Ciro. Ciidanka ayaa gurigiisa si gaara loogu soo daadiyay ayadoo lala soconayo goobaha...
Gudiga doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa markale ka hadley codbixinta. Gudiga ayaa sheegay in mar labaad la tirinayo codadkii dadku bixiyeen hadana...
Naftii halige isku qarxiyay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo gobolka Shabeelaha hoose. Naftii haligahan ka tirsan argagixisada ayaa watey gaari...
Ololaha taageerada haweenka ku jira ciidamada ayaa xalay laysu yimi Muqdisho waxana goobta ka hadley raiisal wasaaraha iyo xubno ka mida dawladiisa....
Dhaawacyadii Turkiga loo qaaday ayaa war fiican laga soo saaray. Waxa maanta garoonka Muqdisho ka soo degaya dhaawacyo laga soo celinayo...
Barnaamijka kaftanka siyaasada Cali Xaraare oo aad u qosol badan ayna ka mid yihiin doorashada Somaliland dhaqanada foosha xun ee...
Gudiga doorashada Somaliland ayaa war ka soo saaray sida doorashadu u dhacday iyo dhaawac jira oo ay sheegeen. Gudigan ayaa sidoo...
Somaliya ayaa markii ugu horeysay dib u bilaabi doonta boostada dibedda kadib burburkii ku yimi dadka iyo dalkaba. Somaliya ayaa ka...
Argagixisada ayaa xasuuq qorsheysan ka fulisay Muqdisho. Xasuuqan ayaa ka dhacay suuqa bakaaraha halkaas oo fuley bastoolado wataa ay xasuuq ka...
Sadex goobood oo ka tirsan Awdal wax codeyn ah ka socon. Sadexdan goobood ee ka tirsan degmada Lughaya ayaa beesha...
Deegaanada Khaatumo ayaan wax doorasho ah ka socon iyo ciidanka Khaatumo oo hadley. Degmada Buuhoodle ayaan wax sanduuqyo la geyn isla...