Ciidanka JIT ee sida casriga ah loo tababarey oo baaritaan ka wada Muqdisho. Wararka na soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan...
Maxaa cusub
Kiiniya ayaa sheegtay ninkii weeraray guriga madaxweyne ku xigeenka oo Somali ahaa. Ninkan iyo ciidamada Kiiniya ayaa 19 saacadood isku baacsanayay...
Gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Somaliland C/raxmaan Ciro ayaa xilka ka degaya kadib muddo sanado ah oo uu booskaas iyo kan xisbiga...
Siyaasi Timacade ayaa luqad adag kula hadlay xisbiga Kulmiye oo hadda cidla ku soo hadhey kadib markii siyaasiintii duleedka Hargeysa ka...
Dawlada ayaa dib u dayactirweyn ku wada wakaalad muhiima oo burbursanmayd muddo 25 sano ah una muhiima dadka ku nool Muqdisho...
Argagixisada ayaa Muqdisho ku qarxiyay gaadhi aroos lagu dooni rabey. Sida wararku sheegayaan gaadhigan ayaa si farxadle loo sharaxay oo lagu...
Xisbiga Wadani ee gobolka Saylac oo maxkamad la fuuli doona dadka dhibaatada ku haya safarka ee masaakiinta ah ee lagu...
Madaxweynihii hore ee Khaatumo iyo ku xigeenka hadda Cabdi Cagalule ayaa ka soo degay Buuhoodle. Waxa la filayaa in madaxdan Khaatumo diyaariyaaan...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dalbadey in la helo ciidan mideysan oo kala wareega amniga ciidanka Amisom. Shir ka dhacay madaxtooyada ayaa lagu...
Gudiga musuq maasuqa Somaliland ee fashilmey ayaa war soo saaray. Gudigan ayaa cidiyo badan ku taagneyn ayadoo dadka badankiisu is waydiinayaan...
Banaanbax ay soo qaban qaabiyeen dad sharciga diidan ayaa lagu kala dareeriyay Muqdisho. Dadkan ayaa diiden nin gacan ku dhiigle oo...
Warancade ayaa hadda ka baqaya wixii isaga looga bartey ee isku dirka dadka Somalida dhexdeeda in xisbiyada Somaliland sameeyeen dadkana isku diraan....
Xildhibaan Dhakool ayaa ka baqay in gaalo badan timaado Hargeysa furitaanka kaniisada kadib. Kaniisada Hargeysa ayaa waxa ka taagan wareer badan...
Banaanbax weyn oo lagu diidey Cali Khaliif iyo hadalo soo yeeray wasiirkiisa ayaa ka dhacay Sool. Wasiirka amniga Khaatumo ayaa...
Taalo lagu xusayo xasuuqii Kalshaale oo ka tirsan Sool la taagey. Xasuuqa Kalshaale ayaa dhacay kadib markii weerar ay ku...
Horjoogeyaasha argagixisada ayaa Muqdisho ka baxaya ayagoo xiran dharka haweenka. Argagixisada ayaa waxa la soo gudboonaatey xaalad adag oo ayna ku...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo reer Awdala ayaa ku qarxiyay maamulka Siilaanyo una sheegay haday shalay baxeen in reer Awdalna...
Degmada Xeego ee goboka Awdal oo Siilaanyo magacaabay dadkuna sheegayaan in Saylici ka dhaadhiciyay Maxamuud Xaashi ayaa la wada sheegtay...
Fadeexad lagu helay hay'ad lagu magacaabo cuntada aduunka oo cunto keenta Somaliya guud ahaan keentana cunto xilliyada dalagu u soo...
Deegaanka Xeego ee gobolka Awdal oo degmo laga dhigey iyo dabaaldega beel ka mida. Beesha Habar Yeesif (Samaroon) ayaa maanta...
Wasiirka diinta maamulka Somaliland ayaa hadda gartey in uu ka jawaabo hadal haweenay ku sheegtay in ay Hargeysa ka fulisay...
Wasiir Cali Xaamud iyo Axmed Daahir ayaa kala wareegsadey xilka iyo kaftanada laysku tuurey. Cali Xaamud ayaa ku faaney in...
Dhiigmiiradka shabaab ayaa gaari ku qarxiyay Muqdisho iyo tirada xasuuqa oo uu ka waramay masuul ka tirsan gobolka Banaadir. Argagixisada...
Maamul xumada ka jirta Laascaanood ayaa Garaad Jaamac banaanka soo dhigey. Waxaan arkay dhul ay lix qof haystaan waraaqahooda. Maamul...
Heesta INAAD RAALIYA TAHAY iyo Cabdinuur Allaale oo ka qaadey munaasabadii Henley-Boorama oo dhacdey bishan dhexdeedii oo aad loogu ciyaarayo....
Wararkii u dambeeyay guriga madaxweyne ku xigeenka Kiiniya oo la weeraray. Madaxweyne ku xigeenka ayaa wararku sheegayaan in uu guriga...
Golaha deegaanka Buuhoodle ee Puntland ayaa Cali Khaliif digniin u direy. Khaatumada Cali Khaliif ayaa war ka soo saartey in...
Odayaasha Sanaag ayaa u jawaabay kuwa Burco oo sheegtay beeyada gobolka Sanaag. Odayadan Sanaag ayaa sheegay in saxaafada run lala...
Boorama ayaa yeelatay guddi horumarineed oo ka shaqaysa sidii magaalada horumarkeeda wax looga qaban lahaa. Waxana muuqata in maamulkii magaaladu...
Maraykanka ayaa xaqiiqsadey in hubka Woqooyiga Kuuriya ridey dhulka la simayo oo ayna Jiri doonin been laysku sheego iyo xukun...