Maraykanka ayaa war ka soo saaray argagixis weyn oo lagu diley Shabeelaha Hoose. Argagixiskan oo xasuuq xun iyo burbur hantiyeed ka...
Maxaa cusub
Banaanbax rabshado wata ayaa ka dhacay Garoowe. Dadka ayaa aad u soo baxay ayadoo gobolka ay galeen lacago beena oo doolar...
Somalida ku nool xaafada Islii ee Nayroobi Kiiniya ayaa cabsi la soo deristey. Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa Soomaalida u sheegay...
Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom ayaa deegaan u faaruqiyay argagixisada. Deegaankan ayaa askar looga gaadey Amisom sanadkii 2015 laguna diley qaar...
Cali Khaliif ayaa ka hadlay xilka Khaatumo ee laga tuurey iyo jahwareerka ka taagan Buuhoodle oo hadda qarka u saaran...
RW Kheyre ayaa maanta si adag ula hadlay ciidanka xooga iyo codsiyo uu hordhigey. Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha dalka oo...
Saylac ayaa loo ogolaadey maayerka saxda ah in uu jagada la wareego kadib markii maamulka Siilaanyo gaar ahaan Saylici uu ku...
Xildhibaanada reer Awdal ee golaha guurtida Somaliland ayaa Boorama la kulmey maamulka degmada. Xildhibaanadan guurtida ayaa inta badan Hargeysa jooga marmarna...
Maroodi caqli badan ayaa joojiyay gaadhi xamuula kadibna si fiican afka uga buuxsaday. Dhacdadan ayaa ka yaabisay dadkii wadada marayay. Lama...
Fanaan ruug cadaa Axmed Cali Cigaal ayaa bixiyay waraysi xiise leh iyo heeso cusub oo uu kaga hadlayo. Axmed Cali Cigaal...
Saraakiil Jabuutiyaana ayaa ku dhintey diyaarad dhacdey. Diyaaradan ayaan la sheegin inta sanno ee ay shaqaynaysay ayadoo la ogyahay diyaaradaha ay...
Maamulka Somaliland ayaa hilfaha u qaadey kaniisad ictiraaf lagu raadinayay oo haweenay sheegtay in ay ka mid tahay ictiraaf raadinta. Culimada...
Miisaaniyada ciidanka xooga oo la fasaxay xilli la diyaarinayo miisaaniyada guud ee dalka oo la filayo in ay korodho. Miisaaniyadihii...
Afrikaanka Koofur Afrika oo nolosha ku gubey Soomaali ku dhexjira goobahooda ganacsi dalkaasi. Falkaan lagu gubay Goobaha ganacsiga oo ay...
Nin ku nool magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka kaas oo ka shaqeeya San Francisco ayaa lixda saacadood ee safarkiisa...
Kaftanka siyaasada: garoonka Boorama oo lacagtii la cuney iyo qodobo xiise leh oo ay ka mid yihiin Puntland iyo xaaladii...
Filimka Laaqiya qaybtii Afraad oo aad u xiise leh iyo odayadii wiilku soo direy oo jac lagu dhigey. Waxase tashanaysa...
Garabkii ugu badnaa Khaatumo oo eryay madaxweyne Galaydh iyo Cabdi Cagalule oo ka hadley. . Cali Khaliif isna dhinaciisa eryay...
Siyaasi Maxamed Alabari oo reer Awdala ayaa sheegay in Muuse Biixi hanti dhacay intaan doorashaba dhicin. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Dawlada Somaliya ayaa ka baxdey heshiisyo gaar ah oo hore loo saxiixey. Wareegto ka soo baxday Wasiirka Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Dr....
Fashil ku yimi xilka qaadis ay wadeen xldhibaano diidanaa wasiir Xoosh. Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa u baaqday Kooram la’aan maadaama ay...
Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa ayaa wax la waydiiyay iscasilaada C/raxmaan Ciro oo kursiga ku fadhiyay muddo dheer ayadoo Siilaanyana loo...
Maamulka Somaliland ayaa welli daba socda weriye Coldoon oo diidey in uu is dhiibo. Weriyahan ayaa dib u bilaabey shaqadiisa oo...
C/raxmaan Ciro oo dhiibey xilka gudoomiyaha uu mudada hayay iyo goorta la dooranayo bedelkiisa. Ciro ayaa qudbada ku darin feedhkii...
Nin sheegan jirey Saylac iyo Lughaya oo Norwey sharciga kala noqotey markey ogaatey in uu Jabuuti ka soo jeedo ayaa...
Sawiradii u dambeeyay saldhiga milatari ee Shiinuhu ka samaystey Jabuuti. Shiinaha ayaa ah dawladii afraad ee saldhig milatari ka samaysata...
Dhalinyartii gobolka Awdal ayaa bilaabey qorshe ay dhalinta Soomaaliyeed ku jeclaysiiyaan dalkooda min Saylac ilaa Raaskambooni. Dhalintan ayaa bixiyay waraysigii...
Well, as we all know, we only have less than three months since the Election Day and it is presidential...
Madaxweyne Farmaajo ayaa laba safiir ka gudoomey warqadaha safiirnimada xilli wadamada caalamku rabaan in ay xiriir la samaystaan Somaliya oo ay...
Maayerka Boorama ayaa furey wado cusub iyo hadaladii laga jeediyay ayadoo wado banayntu si xawliga uga socoto. Dadka ayaa meelkasta oo...