Dhalinta Awdal xagey dantooda ka daafici lahaayeen ayay hoos galeen kii dadkooda xasuuqey ee Muuse Biixi. Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi...
Maxaa cusub
Jin gala oo haweenay Somali ah la seexan jirey muddo ku dhow 11 sano ayaa si toosa looga saaray. Dadka...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Xaaji Cumar Yaabe geerida naxdinta leh...
Dhacdo aad u xun oo naxdin badan ayaa kadhacdey degmada Walloweyn ee gobolka Shabeelaha hoose sida ay ku warameen dadka deegaanka....
Xukun ayaa lagu ridey askar ka tirsan ciidanka jufeysan ee xooga dalka. Askartaan oo sadexa ayaa gaystey falal laga naxo...
Waxa maanta doorasho ka dhacday Muqdisho lagu doortey lix xildhibaan oo ka soo jeeda beesha ISAAQ ee gobolada Woqooyi ee...
Gabadh Gabooye ah oo jawaab ku haboon siisey gabadh cay ugu halqabsatey qabiilkeeda. Waxay dhinaca kale fariin adag u dirtey...
Maxkamad ku taal dalkaasi Sucuudiga ayaa soo saartey inta gobolka Jiddah isku guursatey sanadkii hore iyo inta is furtey iyo...
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya weerar fuleynimo oo argagixisada xasuuqa dadkeena ay ka gaysteen maqaaxi lagu shaaho ku taala...
Waxgaradka gobolada Woqooyi ee Somaliland oo cabasho xoogan ka muujiyay sida wax u socdaan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Sucuudiga ayaa sheegay in at dhaqaatiir dhinaca xoolaha ah u soo dirayaan Somaliya kadib markii ay cunaqabatayn saartey xoolaha Somaliya...
Hooyadan ayaa caruurteeda laga soo eryay dugsiga, waxase uga daran wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland C/llaahi Dheere oo caay ugu daray....
Maamulka Somaliland ayaa u riyaaqay xubinmada Itoobiya ka noqotey Qaramada Modoobey (QM) kadib war qoraaleed ay soo saareen ku aadanaa arintan. Itoobiya...
Waa qayb aad u xiise leh oo Faarax Murtiile u furtey qayb uu haasawaha ku baro dadka. Waa qaybtii 20...
Labada argagixiso ee is dhalay ee Alqaacida iyo Daacish oo Carabta iyo Afganistaan baabiiyay ayaa isku qabsadey keebaa Muslimiinta Shiicada...
Muuse Biixi waa inuu iswaydiiyaa waxa lagu nacay ee aanu meelaha ka odhan tol'ay yaa HabarAwala (ISAAQ). Siyaasi Mandella oo...
Waxaa maalinimadii shalay Xarunta Golaha Shacabka lagu soo gabagabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoonka golaha Shacabka. Guddoomiyaha Guddiga qaban...
Haweenay Quraanka ku istaagtey ayaa la kulantey arin deg dega dalkaasdi Australia. Haweenaydan oo nacayb u qabtey Quraanka kariimka ayaa...
Dalkaasi Jabaan ayaa shaqaalihii dadka ahaa ka maarmey xilli hore loo saadaaliyay in wadamada qaar ay dhici karto sidani. Dalkaasi...
Sooraanka da'da yar ee hadda ku soo biirey majaajilada ayaa kaa qoslin doona.
Waa waraysi warbaahinta argagixisada ee Dalsoor ay duurka ugu tageen afhayeenkooda Cali Dheere oo jooga tuulo ka midas gobolka Jubbada...
Siilaanyo oo aan wax shaqo ah ku lahayn hawlaha maamulka uu madaxweynaha u yahay ayaa wararku sheegayaan in uu korodhsanayo...
Xarun shacabka Muqdisho loogu adeegi lahaa oo noqotey xarun lagu cuno xoolaha masaakiinta. Xaruntan oo lagu sheegay xarunta aqalka sare...
Gabdhihii kubada koleyga ee guusha weyn ka soo hooyay ayaa helay casho sharaf habeenkii xalay ahaa oo ka dhacday gobolka...
Argagixisada shabaab ayaa baahisay nin ay isticmaaleen oo isku qarxiyay agagaarka huteel peace ee Muqdisho halkaas oo wali la soo faqayo...