Dhiigmiiratada Daalibaan ee fuleyda Maraykanku gacanta u geliyeen dalkaasi fiqiirka ah ee Afqanistaan ayaa kala direy macalimiinta dugsiyada sare ee...
Maxaa cusub
Waxa is rasaasayn dhexmartey ciidamada Somaliya ee ku sugan xad-beeneedka u dhexeeya labada dal. Is rasaasayntan ayaa la sheegay inuu...
Waxa maamulka Hirshabeele ka socda doorashada waxa loogu yeero aqalka sare. Waxase maanta ka degay magaalada Muqdisho laba musharax oo...
Shirkada diyaaradaha ee Turkiga ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku tegi jirtey Jabuuti kadib foolxumadii maanta ka dhacday garoonkeeda. Maanta ayaa...
Ninkii helay cudurka halista ah ee Iboola ayaa markii hore horeysay muddo afartan sanno kadib sheegay in cudurka laga adkaaday,...
Reer galbeedk ayaa si xun u kala jabay ayadoo Faransiisku dib ugu yeedhay danjireyaashiisa ka jooga Maraykanka iyo Ostaraaliya. Talaabadan...
Ismaaciil Cumar Geele ayaa si qaawan u farogeliyay siyaasada gudaha ee dal aanu noolan karin la'aantiis. Fadhiid Ismaaciil Cumar Geelle...
Wararka aan ka helayno madaxtooyada Somaliya ayaa sheegaya in askar badan lagu xoojay xalay agagaarka guriga madaxweynaha. Askartaas oo ka...
Wararka aan ka helayno Xalane ayaa sheegaya in kooxda sheegata beesha caalamka ay aad uga naxeen wareegtada ka soo baxday...
Dalkaasi Woqooyiga Kuuriya ayaa ka yaabsatey Maraykanka kuna noqotey naxdin kadib markii ay gantaal ka rideen meel ayan fileyn. Gantaalkan...
Ayadoo dadka Somaliyeed khaati ka joogaan farogelinta shisheeye ee nidaamka doorasho ee socda, ayaa gunti giijiye wuxuu safar hadda la...
Kooxda Xalane ee isku dayaysa in madaxweyne Farmaajo aanu tartamin ayaa ka walaacsan inuu eryo raiisal wasaare Gunti Giijiye Maxamed...
Ayadoo welli la raadinayo aqoonyahan C/wahaab Sheekh oo la xaqiijay inuu amray xadhigiisa raiisal wasaare Maxamed Xuseen gunti giijiye ayaa...
Waxa magaalada Afgooye lagu diley nin ku shaqaysan jirey gaadhi Hindiga loo yaqaan bajaajta. Ninkan ayaa waxa diley nin askari...
Wararkii u dambeeyay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay caadiyan fuliyaan dhiigmiiratada shabaab ayaa waxa sii kordhey khasaaraha ka...
Waxa dalkaasi Aserbajaan ka bilaabmi doona dhoolatus milatari oo isha aad loogu hayo oo ay wada qaadan doonanan sadex dal...
Sidii gunti giijiye Rooble uu u tagay London shir ay ku tilmaantey safiirka Ingiriiska u fadhiya teendhada Xalane ayaa isku...
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa khashifay warqad uu soo qorey Gunti giijiye Rooble oo faraysay wasaarada inayna bixin wax lacaga...
Kadib markii madaxeynuhu magacaabay guddi baarta kiiska siyaasadeysan ee Ikraan ayaa Gunti Giijiye oo dabada laga wado isna warqad kale...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu soo afjaro kiiska awrkacsiga qabiil ee Ikraan ee ay dabada ka riixayaan Kiiniya iyo...
Dhiigmiiratada Daalibaan oo shalay xasuuqu caadi u ahaa ayaa maanta aan jeclayn in wax la qarxiyo oo la dilo ama...
Masuuliyiinta amniga ee dalkaasi burburey ee Liibiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen nin Somali ah oo baad iyo kufsiyo...
Dawlada Somaliya ayaa ka codsatey 12 milyan oo doolar oo ay ku dabarto kharashaad ka maqan doorashada welli aan la...
Hobolada Safiyo Tusmo oo markale ku jirta baraha bulshada ayaa hees jawaab u ah safarkeeda Kiiniya dabaalka ka soo qaaday....
Waxa maalinta beri ah jaamacada Camuud ee duleedka Boorama ka qalin jabin doona kumanaan arday ah oo ka baxaya kuliyadaha...
Waa qaybtii labaad taxanihii Shaki oo meel xasaasiya maraya. Waxa isku dhegen Muunye maxaa ku dhacay saaxiibkiis halka Laki iyo jacaylkeeda...
Laamaha amniga siiba qaybta Hamarcad ayaa dhexda u galay lacag dhan 10 milyan oo ka timi Uhuru oo loogu talogalay...
Waxa magaalada Laascaanood mardhow lagu diley xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka oo lagu magacaabo C/risaaq Cardoofe oo dhawaan ka qayb...
Waa taxane cusub oo la magac baxay Shaki ayaa durba laysku dhegan yahay. Waa inoo jilaya jileyaasha kuwooda aadka loo...
Ninkii dhirbaaxay madaxweynaha Faransiiska ayaa laga sii daayay xabsi uu ku jirey bilihii u dambeeyay, wuxuuna sheegay inuu helay fariimo...