Wararka laga helayo deegaan ka mida gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ceel biyood soo dumey uu ka dhashay khasaare balaadhan....
Maxaa cusub
Waxa maalintii sadexaad magaalada Nayroobi u afduuban Uhury aqoonyahan Somaliyeed oo aad uga faalooda arimaha geeska Afrika. Waxa Uhuru ku...
Madaxweyne Farmaajo wuxuu eryi karaa jar iska xoore Maxamed Xuseen Rooble laakiin ilaa hadda wuxuu la yimi dulqaad dheeraada oo...
Barlamaanka Somaliya oo soo saaray qoraal ayaa ka hadlay fowdadii maanta uu ku kacay wasiirka koowaad, waxa xataa qoslaya kooxda...
Taliyaha booliiska qaranka oo kulan la qaatay madaxda amniga ayaa sheegay in dalku degan yahay oo ayna jirin wax qasa...
Wasiirka koowaad oo qas lagu soo balimiyay ka bilaabay dalka ayaa si fowdo ah u dhaariyay nin shalay uu jagadan...
Wasiirka arimaha gudaha oo uu sheegay wasiirka koowaad inuu xilkii ka qaaday ayaa u sheegay Maxamed Xuseen Rooble inuu yahay...
Madaxweynaha Somaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka uu ka qaaday wasiirka arimaha gudaha Xundubey asagoo ku bedelay nin aan...
Kadib magacaabistii madaxweynaha waxa saaka xilka la wareegay gudoomiyaha cusub ee sirdoonka qaranka Yaasiin. Xaflad kooban oo ka dhacday xarunta...
Haweenayda madaxda u ah dalkaasi Denmaak ayaa sheegtay in haweenka Muslimka ah lagu qasbi doono inay ka shaqeeyaan shaqooyin adoonsiya....
Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan ay yeesheen isaga iyo raiisal wasaaraha wadada ka dhacay iyo masuuliyiinta barlamaanka ayaa waxa lagu xaliyay...
Banaanbax balaadhan oo loga soo horjeedo dhiigmiiratada Daalibaan ayaa ka dhacay guud dalkaasi Afqaanistaan qaasatan gobolada ayna deganayn qowmiyada badhaanta...
Masuuliyiinta caafimaadka ee dalkaa Jabaan ayaa sheegay in qofkii sadexaad dhintey kadib markii la siiyay daawada hargabka Karoona nooca loo...
Beeralay farabadan oo Somali ah ayaa ka cabanaya iniin ay qaybiyeen hay'ado Maraykana oo wax soo saarkoodii eber ka dhigay....
Ilaa markii dawladii dhexe ee dalku xukunka dalka ka tagtey, ayadoo awood u leh inay hilfaha u qaado ururadii qabilaga...
Jalbuus waa jeelasha Yuhudu ku faanto ee ugu adag inta badan ay ku xiraan dadka reer Falastiin ee diidan gumeysiga...
Waxa hadda soo afjarmay khilaaf uu abuurey wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble kadib markii uu xalay saqdhexe soo saaray warqad...
Kooxda dhiigmiiratada ee Daalibaan ayaa sheegatay inay markale qabsadeen gobolka Banjir ee ay degaan qowmiyada Tajiga, ayadoo dagaalku ka socday...
Maxamed Xuseen Rooble oo maqaayad ku haystey dalka Iswidhan ayaa waxa raiisal wasaare u magacaabay madaxweyne Farmaajo waxase muuqata in...
Raiisal wasaaraha ku fashilmay maamulka doorashada ayaa habeen badhkii caawa warqad uu soo saaray ku sheegay inuu shaqadii ka joojiyay...
Ciidanka amniga ee magaalada Muqdisho ayaa kala eryay banaanbax ay soo qaban qaabiyeen kooxda Xalane oo ujeedadu ahayd inay qasaan...
Madaxa sirdoonka qaranka oo siyaasiyiinta beesha Hawiye muddo ka qayliyeen ayagoon la iman cadaymo ay ku diidan yihiin aan ka...
Kadib hadalkii wasiirka koowaad uga hadlay arinta gabadha Ikraan Tahliil ee sirdoonku sheegay inay dileen dhiigmiiratada shabaab, waxa cad in...
Banaanbax balaaran oo maanta ay iskugu soo baxeen haweenka reer Afqaanistaan markii ugu ghoreysay intii Maraykanku dalka ku wareejay dhiigmiiratada...
War ay ka soo saareen magaalada kooxda sheegata magaca musharixiinta Hawiye ay ku sheegeen inaan dhiigmiiratada shabaab dusha laga saari...
Allaha u naxariisto Ikraan Tahliil oo hay'ada sirdoonka ee ay u shaqayn jirtey ee afka qalaad loogu soo gaabiyo NISA...
Milatariga Itoobiya ayaa sheegay inay hilfaha u qaadeen qaxootigii Tigreega ee u qaxay Suudaan oo dib loo soo tababaray oo...
Waxa maanta magaalada Hargeysa yimi ku simaha wasaarada arimaha dibedda Ridwaan Xuseen waxana uu sidey fariin ka timi sirdoonka Itoobiya...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanayay gobolka dooxada Banjir ayaa sheegaya in xoogaga isbahaysiga woqooyiga ay hilfaha u qaadeen weerar...
Dalkaasi fiqiirka haan jirey ee Bolan ayaa sheegay inay xireen khad soo galeeti badan ka soo gali jireen dalkooda ayagoo...