Jidda waxay ahayd weligeedba albaabka laga galo xaramka Makka iyo Madiina. Waxay ahayd magaalo xeebeed aan deked lahayn. Dadka magaalada...
Maxaa cusub
Waxa waraysi uu bixiyay ninka lagu magacaabo Barbaraawi uu sheegay inuu diidan yahay in loo istaago calanka maamulka Somalilaan ee...
Madaxweynaha Awdal State Prof C/samad Nageeye ayaa sheegay in reer Awdal u baahneyn maamulka Somalilaan oo iyaga oo kelidooda ay...
Gabadh uu dhalay safiirka Afqaanistaan u fadhiya Bakistaan ayaa lagu garaacay caasimada Islamabaad. Booliiska magaalada ayaa sheegay inay heleen gabadha...
Waxa muddo usbuuc iyo badh maqan gabadh lagu magacaabo Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsanayd sirdoonka Somaliya ee afka-qalaad loogu...
Warbixin dhawaan ay qoreen midowga Afrika iyo kooxda Xalane ee sheegata magaca beesha caalamka ayaa lagu sheegay in dalka loo...
Waxa muddo usbuuc iyo badh ah ku xidhan jeelka Madheera dhalinyaro haweeen u badan oo u xidhan inay ku labisteen...
Soomaali ku xirneyd jasiirada ka dheregtay kheyraadka baddeena ee Siishalis ayaa la sii daayay kadib markii lagu waayay shirqoolkii loo...
Itoobiya ayaa sheegtay inay kordhisay qalabka ay ku baadhayaan gawaadhida iyo xamuulka sida gargaar ku sheega, ayadoo xamuul sida hub...
Madaxweynaha Somaliya ayaa sii sagootiyay hal wiil oo ka qayb galaya ciyaaraha afka qalaad lagu yira Olimbikada ee sanadkan ka...
Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi oo baryahan ku mashquulsanaa raafka Oromada ayaa maanta sheegay inuu ruqsadii kala noqday shirkada xiriirka...
Midowga Yurub ayaa habjabaad u direy wadamada ku jira isla midowha reer Yurub ee Bolan iyo Hangari oo iyagu diidey...
Waxaan baryahan la soconaa in ururka argagixisada ee Taalibaan oo Marayanku dib u hubaynayo ay qabsadeen gobolo ka mida Afqaanistaan...
Kadib markii dawlada Itoobiya ay ku dhawaaqday xabad joojin ayna ka soo baxday qaybo ak mida gobolka Tigree oo ay...
Xildhibaan Canab Guure oo mar loo hanjabay in la dili doono ayaa qoratey haween iyada ilaaliya. Haweenkan oo aan ku...
Hogaanka Midowga Afrika ayaa hambalyo u direy guusha raiisal wasaaraha Itoobiya ka gaaray doorashadii bishii hore ka dhacday dalka intiisa...
Afarta xisbi ee ka dhisan Somali galbeed ayaa isku raacay inay dhistaan madal ay isku arkaan oo ay uga doodaan...
Dumaashida Hinda Cumar oo habeenkii Khamiistii lagu diley magaalada Hargeysa ayaa saxaafada uga warantey markii ugu dambeysay gabadha. ''Waxaan Hinda...
Waa wiil isagu shimbiraha quudiya isagoo sheegay inuu aabihii ku dardaaray. Shimbiraha aan quudino hadda waxay gaarayaan boqolaal. Waxay yimaadaan...
Waxa welli u xidhan wasiirada Dhulbahante ee ku jira maamulka horjooge Muuse Biixi afhayeenka beelaha Daarood C/kariin oo marhore loo...
Ninow naaga iyo khaniisiinta ayaa faro kulul ku haya reer galbeedka ayagoo hore uga takhalusay magacyadii caadiga ahaa ee ninka...
Waa arin aad u xanuun kulul marka qof welli nool la aaso oo qofkasi ku dhex dhinto xabaasha dhexdeeda maadaama...
Dawlada Somaliya ayaa diyaarisay cutubyo booliisa oo si gaara loo tababarayo oo la mid noqon doona ciidamada Haramcad ee Turkigu...
Itoobiya oo ka mida wadamada aad ka ugu hooseeya dhinaca xawaaraha Internet-ka ayaa welli isticmaala nooca 3G oo aduunka badankiisu...
Kadib markii wadaadka Muuse Biixi ninka lagu magacaabo C/raxmaan Dheere uu ka hadlay warar uu isagu sheegay inuu soo arkay...
Raiisal wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweyn aan hore loo arag loogu sameeyay degmada Garhaaray ee gobolka Gedo...
Guddiga doorashada ee Itoobiya ayaa si rasmi ah u shaaciyay natiijada doorashadii ka dhacday Itoobiya bishii hore. Xisbiga Barwaaqo ee...
A car full of exposive has attacked a convoy in Somalia’s capital, Mogadishu, on Saturday in an attempt to assassinate...
Waxa maanta ka badbaaday magaalada Muqdisho shirqool lagu dili rabay taliyaha booliiska ee gobolka Banaadir Farxaan Qaroole. Waxa xasuuqaas ku...
Sacuudiga ayaa sheegay in berito bishu tahay 30-ka Dhulxijah isla markaana maalinta Isniinta ee 19-ka bishan la taagan yahay Xarafa....