Wafti dhawaan UN-tu u balamisey Somaliland safaarada reer galbeedka kuwooda daneeya arimaha Somaliya ayaa ku soo dhamaaday talo la soo...
Maxaa cusub
Sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalinta nabadgelyada wadooyinka ayaa ka badbaaday weerar miino oo loo geliyay dhulka oo lagu qaaday isagoo...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqii magaalada Cadan oo ay saaxiib dhow ahaayeen madaxweynaha gooni goosadka ah ee...
Turkey said it would halt further transfers of troops to an area near the ISIL-controlled Iraqi city of Mosul after...
Sakariye Axmed Xasan Cawke oo hadda ku Jira booskii aabihii ayaa ka ilmeeyay munaasabad loogu duceynayay aabihii marxuun Axmed Cawke...
Wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa ayaa sheegay in 16 qof oo ku dhaawacmey dagaaladii Gaalkacayo loo qaaday Muqdisho. Wasiirka...
Xaglatoosiye oo dareensan in lagu shubtey doorashadii xisbiga Kulmiye ayaa beeniyay in uu ku biirey xisbiga wareerku ka taaghan yahay...
Nabada dalkeena taal iyo fanaanada Idil Cadow oo reer Sweden ah oo kir u qaadey niyada fanaaniinta jooga Muqdisho iyo...
Bahda saxaafada KIsmaayo ayaa si xun u cambaareeyay weerarkii argagixisada dhiigmiiratada shabaab u gaysteen hooyo Hindiyo Xaaji Maxamed oo ay...
Rooda Axmed Yaasiin oo ka tirasan xisbiga UCID ee Berbera ayaa ka gariirtey hadal saxa oo ii sheegay gudoomiyaha gobolka...
Kulankii qadada ee ay yeesheen Gaas iyo C/kariin Guuleed ayay ka jeediyeen hadalo u badnaa nabada hala ilaaliyo waxase ugu...
Dhalinyaradii ciidanka Siilaanyo ku xasuuqay Boorama oo lagu xusay munaasabad gaara oo lagu qabtey Boorama. Munaasabada ayaa waxa ka hadlay...
Subaxnimadii maanta oo Sabti ah ayaa wefdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Puntland quraac loogu sameeyey dhanka Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo halkaas...
Prof Cali Khaliif Galaydh madaxweynaha Khaatumo ayaa u sheegay kulan ay isku yimaadeen jaaliyadaha Kaaatumo iyo Maakhir in haddii lagu...
Waa qayb labaad kulan shalay ka dhacay Boorama oo ay isku arkeen ilyarta magaalada oo looga hadlayay sidii magaalada loo...
Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed oo caruurteeda agoonaysay argagixisada dhiigmiiratada shabaab ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay Muqdisho. Qoyskan...
Astaamaha lagu garto adoomaha RABI waa cashar diini ah oo uu inoo akhriyo Sh C/rashiid Sh Cali Suufi
Astaamaha lagu garto adoomaha RABI waa cashar diini ah oo uu inoo akhriyo Sh C/rashid Sh Cali Suufi. Waxa kale...
Hidaha iyo dhaqanka Somalida ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Muqdish iyadoo dhawaan lagu soo bandhigey agabyo kala duwan iyo...
Mudane ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa qado u sameeyay aqoonyahanada gobolka Awdal halkaas oo laysku waydaarsaday talooyin wax ku oola...
Maamulka degmada Baki ayaa jahwareer ka taagan yahay kadib markii saaka loo balansanaa soo jeedin xilka looga qaadayay maayer ku...
Wariye Hindiyo oo ninkeeda ay hore u dileen argagixisada shabaab ayaa iyadana ay hadda u dhigeen qarax..qaraxaas oo lagu rakibey...
Heshiiskii Gaalkacayo oo la jabiyay iyo rasaasta oo dib u bilaabatay iyadoo la garanayn cida jabisay
War deg dega oo hadda ka imanaya magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in heshiiskii shalay la gaaray la...
Maanta oo kale lix sano ka hor waxay ahayd maalin ka mida maalmaha ku madow ummada Somaliyeed maalintan oo argagixisada...
Barnaamijka Qubanaha idaacada codka Maraykanka ayaa doorkan lagu soo qaatay xiisadii u dambeysay ee dagaalka Gaalkacayo iyo waliba huteel caana...
Kulan dhexmaray fanaaniinta Nakruuma iyo Dalays iyo warbaahinta madaxa banana e Integration ayaa fanaaniintu dib u soo xadsuusteen heeso dahabi ah...
Wasaarada difaaca Ruushka oo si lama filaana ugu yeertay saxaafada ayaa ku soo bandhigey in madaxweynaha Turkiga qoyskiisu ka ganacsadaan...
Cukuse ayaa booqday madaxa kooxda Xidigaha Hargeysa abwaan Laabsalaax oo qaliinyar loo sameeyay halka uu ka hadlay abwaan Afgudhiye oo...
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle iyo aqoonyahano kale ayaa ka xumaaday dagaalkii ka dhacay Gaalkacayo kuna tilmaamay mid aan loo baahneyn...
Ganacsatada yaryar ee magaalada Boorama ayaa ka cabanaya EY ugu timi halkii cashuurta looga qaadayay iyo qashin iyadana magaaladu la...
Badhasaabka Awdal Ramaax oo booqasho ku tagey xeebaha gobolka Awdal ayaa sheegay in magaalada Ceelsheekh ay ka tirsan tahay Lughaya oo...