Shalay ayay ahayd markii beenaale Xasan Sheekh uu suuqa soo gashadey in dawladu rasaas ku furtey isaga oo maraya Muqdisho,...
Maxaa cusub
Dalka cunsuriga uu ka taliyo ee Denmaak ayaa reer Yurub uga digeen sharci cunsuri oo qaxootiga dalkooda jooga ay ugu...
Dadka Jabuuti ayaa aad uga xanaaqay fadhiid Ismaaciil Cumar Geeelle oo Jabuuti hog ku riday muddada 22-ka sano oo ku...
Xasan sheekh ayaa magaalada war beena soo gashaday sheegayna in gaarigiisa la xabadeeyay. ''Waa beenaale kataaiba anaa joogey goobta xabada...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa sheegay in dalkiisu helay ceelal saliida oo cusub ayna ka heleen bariga dalkaasi. ''Warka fiican...
Dhacdo laga anfariirey ayaa saaka lagu arkay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho halkaas oo la helay meydka gabadh yar oo...
Wadamada qaar sida Bakistaan ayaa bilaabay talaalka halka mar ee looga hortagayo hargabka Karoonaha oo ay sameeyaan Shiinuhu. Talaalkan oo...
Madaxweynaha Itoobiya Sahle ayaa maanta safiiro uu ku jiro safiirka cusub ee Somaliya u fadhin doona Addis ababa C/llaahi Axmed...
Jabuuti ayaa u gacan gelisay Tigree Itoobiya raadinaysay oo isugu jira askar iyo shacab Jabuuti u joogay magangalyo. Itoobiya ayaa...
Waxa magaalada Beledweyne gaaray wasiiru dawlada cadaalada ee dawlada dhexe Yuusf Xuseen Gamadiid oo halkaas u tagay dejinta colaad dad...
Maxkamad ku taal dalkaasi Maraykanka ayaa xukuntey in hooyo Sacdiya Ibraahim Maxamed lagu sii deyn karo 1 milyan oo doolarka...
Wasaarada arimaha gudaha Somaliya ayaa jac weyn ku dhigtey Kiiniya oo rabtey inay casuunto wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble. Waxay...
Uhuru Kenyaata ayaa u hanjabay hay'adaha ku nool Somaliya ee ay ku jiraan kuwa qaramada midoobay inay sameeyaan duulimaadyo ayna...
Waxa markale magaalada Muqdisho ka soo degay ciidamada si aadka ah u tababar ee Gorgor ee ay inoo tababaraan walaalaheena...
Somalida Maraykanka gaar ahaan gobolka ay ugu badan yihiin ee Minasoota ayaa cabasho ka muujiyay dhalinyar Somali ah oo cabsan...
Maamulka Khaatumo State oo hore iyagu heshiis ula galay maamulka Somalilaan ayaa sheegay inayna haba yaraatee waxshaqo ku lahayn doorashada...
Raiisdal wasaare ku xigeenka Somaliya Mahdi Guuleed ayaa hambalyo u direy doorashada QABALIGA ah ee maamulka Somalilaan oo dhacaysa berito...
Kadib markii la saxiixay hanaanka doorashada ee ay ku fadhiyeen kooxda Xalane mudada dheer ayaa waxa soo baxaya in heshiiska...
Kadib muddo dheer oo sadexda xisbi ee halka beel ay ku murmayeen qaabka iyo cidda maamulaysa doorashooyinka goleyaasha ee wada...
Hindiya oo aad u qarinaysa faafifa hargabkeeda cusub ee Karoonaha aya waxa dadka ugu biirey mudooyinkii dambe dhexmadoobe ku dhacaya...
Dugsiyada tababarka ee askarta ee Turkiga ayaa waxa ka soo baxay cutubyo kale oo ka tirsan Gorgor oo ah ciidan...
Wararka ka imaanaya Baydhabo ayaa sheegaya in argagixisadu ka fulisay qarax goobtu dadku ku mashquulsan yahay. Argagixisada ayaa lagu yaqaan...
Waxa saaka oo Jimce ah soo baxaayay shil gaari oo ka dhacay Buurawadal oo ka tirsan gobolka Nugaal oo la...
Wa qayb kale oo xiise leh taxanaha XUJO oo gabagebo maraayo. Nasteexo ayaa ka aamustey in Roomiyo dhib u gaystey....
Waa qiso jacayla oo dhaba oo ku dhacday fanaanada Yaasmiin Carsaanyo. 23 sanno kadib ayay heshay jacaylkeeda ay jeclayd. Waa...
Waxa magaalada Gaalkacayo soo gaaray boqol qoys oo ka soo cararay dhiigmiiratada shabaab deegaanada ay ka joogaan gobolka Mudug. Dadkan...
Waxa warmurtiyeed laga soo saaray shirkii doorashada ee magaalada Muqdisho uga socday maamul jufeedyada oo qaarkood ay wataan kooxda XALANE...
Waxa in sanado ahba Turkigu ku taamayay inay samaystaan taangi ay iyagu leeyihiin. Inkastoo ay boodka sameeyeen waxay ku guulaysan...
Madaxweynaha Masar ayaa amray in Jabuuti lala soo gaaro caawimo ay ku jirto cunto iyo daawooyin iyo qalabka caafimaadka. Masar...
Kooxda yar ee uu hogaamiyo Cabdi Xaashi ee iyagu raba in kuraasta reer Woqooyiga lagu wareejiyo ayaa hadda sheegay inaan...