Ciidanka dawlada ayaa deegaano horleh kala wareegay argagixisada shabaab gaar ahaan deegaano hoostaga gobolka Shabeelaha dhexe. Deegaanadan ayaa ciidanku markii...
Maxaa cusub
Jasiirad inta badan dhagxaanteedu yihiin kuwa folkaanaha oo ka tirsan Yaman ayaa la rumeysan yahay in Imaaraadku ka dhisanayo garoon...
Hogaamiyaha XiSBULLAH oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii dhamaaday ee u dhexeeya gaalada iyo ururka Xamaas ayaa sheegay in...
Waxa maalintii sadecaad galay shirka doorashada ay ahayd in la saxiixo wixii hore loogu heshiiyay ee 17 Sibtambar iyo is...
Isbitaal ku yaal magaalada Gaalkacayo ayaa la keenay caruur uu soo ritey shuban biyoodka. Waxana ka waramay dhaqaatiirta isbitaalka xaalada...
Warar dheeraada oo ka soo baxaya cida dishey cida dishey ganacsade Bashiir Gaboobe oo shalkay lagu aasay xabaalo ku yaala...
Waxa maalintii labaad galay shirka u dhexeeya maamul jufeedyada ay wataan ajaanibtu iyo inta soo hartey. Waxa Kiiniya ay la...
Maraykanka ayaa cunaqabatayn iyo xanibaado socdaal ugu hanjabadey madaxda Itoobiya ee hadda iyo kuwii hore iyo Eritariya oo ku saabsan...
Dalkaasi fiqiirka ah ee Bangaladheesh ayaa beeniyay inay wax iska bedeleen mowqifkoodii hore ee ahaa inaan Yuhuuda xiriir lala samaysan...
Shirkada uu leeyahay guugal ee yuutuub aya lasoo baxday cirweyni kadib markii ay soo dirtey iimayl ku qasbaya dadka sameeya...
Waaxda u qaabilsan xajka Sacuudiga ayaa soo saaray tirada sanadkan ka qayb galaysa xajka. Waxayna tiradaas ku sheegeen 60 kun...
Dalkaasi Malaysiya o inta badan aan samayn xanibaadyo badan ayaa hadda go'aansaday in la xiro warshadaha dalkaasi si loo yareeyo...
Jaahilka weyn ee madaxweynaha u ah Maraykanka Joo Baydan ayaa balan qaaday inuu degdeg u buuxiyo gantaalada lidka gantaalada ee...
Shirkada Faysbuug ayaa diidey inay ka saarto xayaysiis Yuhuudu ku weerarayso Ilhaan Cumar oo ay ku heshay kumanaan arke. Xayaysiiskan...
Jaamac Siciid Faarax waa Somali-Kiiniyaati u duulay Hindiya si uu u arko dhaqtar ka daaweeya wadno xanuun sida ay sheegtay...
Madaxweynaha Turkiga ayaa si adag uga hadlay hadalka ka soo yeeray madaxweynaha Maraykanka ee ah inuu yahay mid Yuhuuda neceb...
Wasiirka arimaha dibedda Lubnaan ayaa shalay qarxiyay in wadamada Wahaabiyada sida Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ka dambeeyaan argagixisada weyn ee...
Waxa Yuhuudu shalay xasuuqday qoys ka kooban 9 qof oo ku jira xero qaxootiya oo u dhow Qaasa. Qoyskan ayaa...
Waxa qarax uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo kadib markii booliisku diley oo fashiliyay argagixiso isku diyaarinaysay qarax fuliyaan. Waxa jirey...
Siyaasiyiinta fashilmey ee Hawiye ayaa hambalyo qaldan oo siyaasadeysan u direy Muuse Shaani oo ay kaga raadinayaan inuu sii wado...
Maamulka Muuse Biixi ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay fashiliyeen qaraxyo lala damacsanaa in laga xarunta gobolka Togdheer ee Burco...
Faysal Waraabe oo lagu yaqaan cuqdad weyn oo xataa ISAAQUBA la yaabaan halka ay ka timi ayaa hadda ku tilmaamay...
Dhawaan ayay ahayd markii Somaliya sheegtay inayna u baahnayn ergayga dhexdhexaadinta doorashada maadaama arinta amniga iyo qaban qaabadaba lagu wareejay...
Madaxweynaha Maraykanka ayaa markii 3-aad hor istaagay inay Yuhuudu joojiso xasuuqa ay ka wado xerada qaxootiga ee QAASA. Yuhuuda ay...
Singabuur ayaa sheegtay inay xirayso dugsiyada hoose/dhexe ilaa sare si loo yareeyo faafida hargabka Karoona qaybtiisa Hindiya oo ay sheegeen...
Qaadleyda Kiiniya ayaa amray dawladooda inay fasaxaan duulimadyada aadaya Somaliya halkaas oo ay geyn jireen qaad qiimahiisu gaarayo 150 Milyan...
Kooxda Hawiye ee barakicinta ee sheegan jirtey musharixiinta ayaa durba ka qayliday raiisal wasaaraha, ayadoo Maxamed Xuseen Rooble ku dhawaaqay...
Waxa maalin dhaweyd magaalada Gaalkacayo lagu diley oday wadaad oo lagu magacaabi jirey Sh Cali Axmed Faarax. Qoor-qoor oo ka...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabada 15 Maajo ee halgankii SYL ee dhalinyarada. Munaasabada oo ka dhacday taalada SYL...
Wasiirka arimaha dibedda ayaa dib uga noqwday booqasho uu ku tagi lahaa Ostariya kadib markii dalkaasi sheegay inuu si toosa...