Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Hindi nin Somali-Kiiniyaati ah ku diley caasimada dalkaasi kadib markii

Jaamac Siciid Faarax waa Somali-Kiiniyaati u duulay Hindiya si uu u arko dhaqtar ka daaweeya wadno xanuun sida ay sheegtay gabadhiisa. Jaamac waa 50 jir wuxuuna deganaa huteel u dhow madaarka garoonka caalamiga ah ee New Delhi.



Sida ay sheegeen waaxda dambi baadhista Jaamac Siciid Faarax ayaa waxa diley rag tagsiileyaala kadib markii lagu heshiin waayay lacagta tagsiga. ”Jaamac ayaa waxa tagsiga la fuushanaa laba nin oo kale o ay saaxiibo ahaayeen dirawalka waxayna qaadeen qof sadexaad ayuu yiri sarkaal u hadlay booliiska.

Markii ninkii kale ka degay ayaa Jaaamac codsaday in isna la dejiyo markaana waxa laysku fahmi waayay laacagta tagsiga, kadibna way joojiyeen gaariga wayna garaaceen sadexdooduba waxayna ku tuureen huteel kale hortiisa isagoo budad lagu garaacay ayuu raaciyay.



Waxay kaloo la tageen alaabtiisii uu watey. Kadib markii la fiiriyay kaamarada wadada ku xiran iyo ta huteelka waxa la aqoonsaday ninka gaariga leh, waana la soo qabtey.

Intaa kahor waxa Jaamac laga soo celiyay madaarka New Delhi maadaama uu rabay inuu u dhoofo Somaliya laakiin ma haysan dal-kugal sida ay sheegeen waaxda socdaalka ee madaarku.



Jaamac oo xanuun wadnaha u yimi Hindiya ayaan arag dhaqtarkiisa maadaama uu jirey cudurka Karoona oo Hindiya aad u haya taasna ay keentay in balankiisa dib u dhaco.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...