Gaalka weyn ee Ingiriiska xildhibaanka ka ah oo dhawaan ictiraaf buga lacag badan uga cunay horjooge Muuse Biixi ayaa markii...
Maxaa cusub
Guurku waa heshiis aad u barakaysan oo ayna ka tegi karayn qof kasta oo Muslima oo awooda. Wuxuuna u dhexeeya...
Markaaad ku jirto dacwada diinta midan weligaa haku tashan. Ayadoo hoosta aan ka xariiqi doono halka shay ee aanad ku...
Iiraan ayaa si cad u sheegtay inay Ruushka ka iibisay diyaaradaha aan is wadin ee khasaaraha weyn u gaystey Yukrayn....
Waxa hadda laga joogaa afar sanno intii isbedel lagu raystay uu ka dhacay Itoobiya halkaas oo ugu dambeyn qoomiyada ugu...
Kadib heshiiskii ka dhacay Koofur Afrika ee Tigreegu isku dhiibay lagana saxiixay in hubka laga dhigo ayaa dawlada Itoobiya ku...
Madaxweynaha Ruushka ayaa ka joojiyay raashinka dalkiisa ka go'a inuu gaaro reer galbeedka oo iyagu isku soo rogey cunaqabatayn ah...
Kadib markii Xasan Culusow baaq ku jeeda gaalada uu direy laakiin uu waayay cid ka soo jawaabta ayaa dawlada Itoobiya...
Daraad ayay ahayd markii ciidan Dhulbahante ah oo ku sugnaa Boocame uu u galay dhinaca maamulka Somalilaan, sidaasna maamulka Muuse...
Waxa mudooyinkii dambe aad u soo batay beeralayda oo abuurkii ay beeranayeen ka xumaado iyo beerta oo ciidu nafaqo xumaato....
Waxa si aada u kordhay intii Ruushku dagaalka ku qaaday dabadhilifka weyn ee ka taliya Yukrayn ee xasuuqayay dadka Ruushka...
Ciidamada Kiiniya ee haysta qaybo ka mida gobolka Jubadda hoose ayaa kordhiyay tirada ay ku joogaan gobolka ayagoo soo daldalay...
Dhiigmiiratada Shabaab ayaa markale burburisay ceel biyood ku yaalay tuulada Qaayib ee gobolka Galguduud halkaas oo dhiigmiiratadu ka carareen kadib...
Maraykanka ayaan ilaa hadda keenin Yukrayn hubkiisa waaweyn sida taangiyadiisa, hubka kale ee weerarka dhulka, waxase cajiiba inuu wadamada Yurubta...
Waxa garoonka magaalada Jig-jiga lagu diley xildhibaan Juweera Maxamed Ibrahim (Subcis) oo ku sugnayd halkaas kadib markii askari Axmaara uu...
Sirdoonka Ruushka ayaa ogaaday in Ingiriisku faraha la galayo halista nukliyeerka asagoo Yukrayn ka caawinayo waxa loogu yeero nukliyeer wasakha...
Dawlada Xasan Culusow ayaa is dhaafisay heshiis dawladii hore la gashay shirkad cusub oo loo aasaasay kheyraadka dalkeena lagana leeyahay...
Ruushka ayaa dalkiisa ka eryay basaasiin reer galbeeda oo si qarsoon ku faafinaayay khaniisnimada. Dagaalka ugu weyn ee reer galbeedku...
Kiiniya ayaa sheegtay inay dhoosha sare ka qoslayso markale ayadoo sheegtay inay ka samaysay qaadka ay u dhoofiso Somaliya lacag...
Waxa si xooga u kordhay dhaqaalaha ay hesho dhiigmiiratada Shabaab ee baada loo yaqaan muddada shanta bilooda ee Xasan Culusow...
Sacuudiga ayaa gudbiyay codsi uu kaga mid noqonayo isbahaysiga ganacsi ee wadamada loo yaqaan BIRIK kuwaas oo ay hadda ku...
Fadhiid Xasan Culusow ayaa ka doorbiday inuu kolba dhoofo lacagta masaakiintana ku raaxaysto halkii ay ahayd inuu jufadiisa dagaalka uu...
Waxa soo kordhaya dhaqan xumo aan hore loo arag oo ku soo kordhay magaalada Muqdisho, waxana u dambeysay gabadh ay...
Fadhiid Xasan Culusow oo is yiri malaha guusha Farmaajaa leh ayaa si xun u niyad jebiyay dhalintii soo qaaday koobkii...
Milatariga Itoobiya ayaa gudaha u galay gobolka Tigreega ee uu dabada ku wato Maraykanku qabsadayna sadex magaalo oo waaeyn oo...
Mgaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyay wiilashii guusha taariikhiga ah u soo hooyaya dalka. Xulka dhalinteena ayaa garaacay...
Afhayeenka golaha shacabka ee lagu joogay ayaa Holan Ku soo saxiixay khaniisnimo, waxase aan la garanayn shilimaadka lagu soo siiyay....
Waxa si isdaba jooga Moosko ugu qulqulaya madaxda Carabta qaarkood sida Imaaraadka iyo Qadar iyo kuwo kale oo la kulmay...
Ergayga tuugsiga ee Xasan Culusow ayaa huteel London ku yaala ku qabsaday xaflad jees jees ah oo ay ku baxday...
Iswidhan ayaa diidey inay la wadaagto Ruushka qaraxii Maraykanku ka dambeeyay ee dhuumaha gaaska ka keena Ruushka. Talaabadan ayaa loo...