Boorama 06 Jan 2015--Ururka saxafiyiinta reer Adal oo shir jaraaid kaga hadlay in ay ka baxeen urur sheegta magaca Somaliland...
Maxaa cusub
Awdal 06 Jan 2015--Cabdi Shide Bile oo ka mida hormoodka kacdoonka reer Adal ayaa bixiyay waraysi xasaasiya sheegayna in reer...
Boorama 05 Jan 2015--Prof Axmed Samatar oo ku sugan Boorama sugayana inuu ka qaybgalo shirka Samaroon ee hadda la xaadhxaadhayo...
Boorama 05 Jan 2015--Xildhibaanadii Siilaanyo u dhaadhiciyay jeelka Madheera madaxaa loo salaaxaa si fiicana waa loola dhaqmaa waxa hadalkaasi reer...
Muqdisho 05 Jan 2015--Xasan Sheekh oo adeegsaday kooxaha diimaha iyo kuwa kale ee raba inay ka soo muuqdaan golaha wasiirada...
Quljeed 04 Jan 2015--Maamulkii degmada Quljeed ayaa la bedelay laguna bedelay maamul kale waxana talaabadan ku guuleystay wakiilka Siilanyo u...
Gabiley 04 Jan 2015--Ururka Awda ayaa deegaanka Xuunshalay ee gobolka Gabilay ka hirgeliyay dugsi dhexe oo ah laba qol oo...
Buuhoodle 04 Jan 2014--Maamulka Khaatumo State ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo bandhigaan rag sheegtay inay xafiis ka fureen...
Muqdisho 04 Jan 2014--Gaadhi ay wateen argagixisada shabaab oo ciidamada amniga ku daba joogeen ayaa ku qarxay gaadhi rakaab ah...
USA 04 Jan 2014--Kacdoonka reer Adal dib ugu hananayaan dadkooda iyo dhulkooda waa sii xoogeysanayaa maalin kasta waxaan maqalaa cudud...
Hargeysa 03 Jan 2015-Fanaanka weyn ee Maxamed Axmed Kuluc ayaa war beena laga soo sheegay iyadoo warka laysla dhexmarayay goobaha...
Marka 03 Jan 2015--Hawlgal aad u balaadhan oo looga sifeynayo argagixisada shabaab ayaa ciidanka nabadsugidu ka fuliyeen deegaano hoos yimaada...
Hargeysa 03 Jan 2015--Xildhibaan Axmed Yaasiin ayaa ka xanaaqay hadal uu Siilaanyo jeediyay shalay sheegayna in ay ahayd inuu ka...
Awdal 02 Jan 2014--Suldaan Abiibakar Wabar oo hogaaminaya kacdoon reer Awdal dib ugu hananayaan maamulkooda iyo dadkooda ayaa waraysi uu...
Hargeysa 02 Jan 2015--Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Suldaan Wabar hanjabaadna ka akhriyay warqad loo soo qorey oo...
Baki 01 Jan 2015--Warar aad u xoogan ayaa sheegaya in shirkadii Shinaha ahayd ee macdanta qaaliga ah ka guranaysay buuraha...
Suldaan Wabar ayaa waraysi bixiyay kana waramay halka uu marayo halgan dib loogu hananayo dhulka Samaroon sheegayna in maamulka beshe...
Boorama 01 Jan 2015--Ururka samafalka ee Sh Muuse Goodaad ayaa deeq isugu jirta agayada dugsiyada gaarsiiyay dugsiyada ku yaal deegaanka...
Boorama 01 Jan 2015--Gudoomiyaha cusub ee ururka Soonyo ee dhalinyarada Somaliland ee la doortey dhawaan ayaa maanta si weyn loogu...
Garwick 31 Dec 2014--Waxa daraad dalka Ingiriisku diyaarad uu leeyahay oo ku socotay Maraykanka uu geerkii degitaanku ka xumaaday..diyaarada oo...
Boorama 31 DEc 2014--Xildhiban Axmed Yaasiin ayaa dhalinyarada reer Borama suaalo ku waydiyeen goob ay isugu yimaadeen. Axmed Yaasiin ayaa...
Geb 31 Dec 2014--Shirkii Gadabuursi ee loo balansanaa inuu furmo shalay 30 Dec 2014 kana furmo dooxada Geb ayaa muuqaal...
Xariirad 31 Dec 2014--Tuulada Xariirad ee gobolka Awdal ayaa dadkii deganaa soo direen qaylo dhaan ku aadan biyo la,aan ka...
Taleex 31 Dec 2014--Haweenka ku nool deegaanada Taleex oo khaati ka taagan dagaalka u dhexeeya labada beelood ee degan Taleex...
New York 31Dec 2014--Qaraar xoogan oo ay wateen carabta oo dhan oo ay fashiliyeen Maraykanka iyo Austareeliya kadib markii ay...
Indoonisya 30-12-2014--Saraakiisha Indooniisiya ayaa sheegay in ay heleen raqda diyaaradii ku dhacday biyaha badda ilaa hadana ay soo saareen maydka...
Boorama 30-12-2014--Wasiiradii Siilaanyo u soo diray Boorama ee u joogey la kulanka salaadiinta Kala duwan ayaa saxaafada horteeda kahor calaacalay...
Muqdisho 30-12-2014--Argagixisada shabaab ayaa gabadh jaamiciyada ku dishay Muqdisho xilli ay dhamaysay shaqada Kuna socotay gurigeeda. Gabadhan ay argagixisadu khaarajisay...
Wajeer 30-12-2014--Ciidamada Kiiniya ee Ku sugan gobolka Gedo ayaa la sheegayaa inay kaxaysteen Sakariye Ismaacil oi ka tirsanaa ururka argagixisada...
Masuul sare oo ka tirsan Awdalstate Cumar Maxamed ayaa waraysi siiyay Adaltv oo xaruntiisu tahay Kanada kana hadlay arimaha xasaasiga...