Ayadoo Kiiniya dardar gelisay qaska ay kula jirto dalka ayaa wararka aan helayno sheegayaan in Uhuru shir wadatashi ugu yeeray...
Maxaa cusub
Kiiniya oo ka faaiideysanaysa burburka dalka ayaa si toosa faraha ugula jirta arimaha siyaasada ee dalka. Waxay maanta oo u...
Saacado kadib markii Somaliya xiriirka u goysay Kiiniya ayaa cutubyo ka tirsan ciidanka xooga la geeyay xad beeneedka Kiiniya gaar...
Dawlada Somaliya oo intii uu yimi madaxweyne Farmaajo aan la gaban inay xiriirka u jarto wadamada yasa soona farageliya arimaheeda...
Kiiniya ayaa sheegtay inayna welli helin warqad rasmiya oo sheegaysa inay Somaliya xiriirka u jartay kadib markii si rasmiya Somaliya...
Ayadoo ayna jirin dawlad xoogan oo dalka ka joojisa waxyabo farabadan waxa welli si xawliya u socda tacadiga gudniinka ee...
Waxa sabtidii magaalada Muqdisho lagu diley nabadoon lagu magacaabo Muxumad Cismaan Cagey (Bidaar), waxana dilka gaystey askari ka tirsan dawlada...
Iyadoo Kiiniya si toosa faraha ugila jirto arimaha gudaha ee Somaliya ayna u tafaxaydatey sidii dawlada hadda jirta u mijaxaabin...
Kiiniya ayaa daraad u yeertay horjoogaha maamulka Somalilaan ee ay hoosta ka taageeraan, wuxuuna Muuse Biixi tagey Isla maanta xarunta...
Dawlada Somaliya ayaa qorsheynaysay in askarta Kiiniya oo si toosa ula shaqaysa argagixisada dalkana ka dhoofisa dhuxusha iyo kheyraadka dalka...
Gudoomiyaha barlamaanka ee dawlada dhexe ayaa sharaay waxa dhici doona haddii doorasho ku dhici weydo xilligii loogu talogalay, ha'adaha dastuuriga...
Waxaan inta badan maqalaa dadka ka soo dhoofa garoonka Muqdisho ee u socda Kiiniya in lagu dejiyo Wajeer oo Kiiniya...
Roomiyo oo hoos uga dhiibey jacaylkiisa cusub gacalkeed halka Maarisa ay raadinayso sidii ay u tagi lahayd Bosbaas. Xalqadan ayaa...
Madaxweynaha Turkiga ayaa ka qayb galay dabaaldega guusha ee dalkasi Asarbajaan uu uga guulaystey Armiiniya. Dabaaldega ayaa lagu soo bandhigey...
Kadib markii xalay xagjir Taram sheegay inuu dibedda u soo saaray xiriirka Yuhuuda iyo Marooko oo ahaa mid jirey laakiin...
Faarax Murtiil oo isagu lahaa filimkii taxanaha ahaa ee KALA HAAB ayaa seefta galka ka siibey sheegayna in lagu tunto...
Asarbajaan ayaa maanta oo kale bishii hore guul saraaxana uga adkaatey ciidankii Armiiniya ee haystey dhul balaadhan oo dhulkeeda ah...
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay xasuuqii ciidanka dawlada ee shalay ka dhacay gobolka Galguduud halkaas oo dabley qabiileysan ay dhexda...
Wararka aan ka helayno gobolka Galguduud ayaa sheegaya dilka in ka badan 3 askari oo ka tirsan ciidanka dawlada in...
Nasra Abuukar ayaa Ingiriisku sheegay inay ka baxsatey gurigeeda ku yaala Landhan kuna birtey argagixisada Daacish. Nasra ayaa markiiba la...
Giriiga oo ay aad isku hayaan Turkiga ayaa eedayntoodu soo gashay Somalida Turkiga u timaada siyaabo kala duwan ha ahaato...
Sirdoonka Ruushka ayaa sheegay inay ku daba joogan tuugo xaday qaklab ku xiran diyaarad sira oo loogu talogalay in madaxda...
Waxa suuqa cusub ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaan Taywaan ku dhintey hal qof halka dadkalana uu ka soo gaaray...
Hay'ad sheegata inay u diido xuquuqda dadka oo fadhigeedu yahay London ayaa codsatey in Maraykanku ka faraxalan xasuuqa uu ka...
Madaxweynaha Masar iyo jaahil Makroon ayaa isku af-garan waayay micnaha xoriyada hadalka kadib markii laba bilood kahor uu taageeray sawiro...
Waxa baryahan aad u soo batey cabasho iyo xuquuq ay tabanayaan fanaaniin caana iyo jilayaal qayb weyn ka soo qaatey...
Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa raaligelin degdega ka dalbadey horjooge Axmed Madoobe oo Kiiniya ku hayso Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa diidey...
Xubnaha iyo cuqaasha ka soo jeeda gobolada Woqooyi ayaa shir ku qabsaday magaalada Muqdisho kaas oo lagu lafogurey xaalada doorasho...
Horjooge Siciid Deni oo xanibay xamuul diidey inay doolar siiyaan iyo sicir barar ka dhashay: SAWIRO
Waxa afaafka hore ee Garoowe laga galo ku xaniban gawaadhi xamuula oo horjooge Siciid Deni dalbadey inaan la sii deyn...
Waa taxanaha cusub ee Qabo qabo oo durba meel xasaasiya maraya qaybtii labaad. Sida loo qurxan fiiri iyo saacada la...