Waa qayb kale taxanaha XUJO oo laysku dhegan yahay. Jacaylada qaar ayaa hadda kuwa kale u wareegay. Faynuus ayaa qalqaaalis...
Maxaa cusub
Waxa aad loo soo dhaweeyay ka bixitaanka askarta Maraykanka Koofurta Somaliya. Askartan oo gaaraya ilaa 700 waxa fadhigoodu yahay xeradii...
Xildhibaanadii uu xasaanada ka qaaday horjooge Siciid Deni ayaa qarxiyay sir cusub iyo cida amarka lagu eryay bixisay. Xildhibaanadan ayaa...
Jeneraal loo yaqaan Xuud oo dhawaan jabhad ku aruurshey duleedka Beledweyne isagoo sheegaya in jufadiisa Hawiye ee Xawaadle ay diidan...
Guddiga doorashada ee dawlada dhexe iyo maamul jufeedyada ayaa doortey hogaan iyo ku xigeenkiisa. Guddiga ayaa kulan ay yeesheen markii...
Yuhuuda ayaa fartey dhamaan saynisyahanadeeda jooga dalka inay si aada u digtoonaadaan kadib dilkii loo gaystay saynisyahankii Iiraan ee dhinaca...
Waa qayb kale taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraaya. Murugtaan inaan kaa qaadaan rabaa oo farxad ku siiyo adna ii...
Xiisada Kiiniya iyo Somaliya ayaa dood dheer gelisay barlamaanka dalkaasi Kiiniya halkaas oo xildhibaan ka tirsan barlamaanka dalkaasi Kiiniya uu...
Waxa mar dhaweyd la soo af-jaray xiisad markii hore ku bilaabantey xildhibaano rabay inay xilka ka xayuubiyaan gudoomiyaha barlamaanka, waxase...
Waa maanta oo kale xasuuqii 11 sano kahor markii dhiigmiiratada wahaabiga ee shabaab ay isku qarxiyeen huteel Shaamow halkaana ku...
Dawlada Somaliya ayaa dibedda soo dhigtey fuleynimada ciidanka xilli ay eryeen safiirkoodii Kiiniya u joogey Muqdisho. Wasiirka warfaafinta ayaa dibeda...
Waxa maanta banaanbax balaadhan ka dhacay magaalada Garoowe halkaas oo dadku aad uga cadhoodeen talaabada horjooge Siciid Deni uu ku...
Xildhibanada ka soo jeeda gobolada Woqooyi ee hadda la baxay Somalilaan ayaa kabaha la dulmaray gudoomiyaha ku magacaaban aqalka sare...
Waxa tuulada Xariirad ee gobolka Awdal la keenay Ciisihii ugu badnaa oo laga keenay Itoobiya si ay isku diiwaan geliyaan...
Ciidanka amniga ee aadka u feejigan ayaa toogtey nin argagixiso ah oo aasay miino uu rabay inuu ku xasuuqo Muslimiin....
Kadib markii dawlada Somaliya eriday safiirkii Kiiniya u joogey Muqdisho ayaa Kiiniya sheegtay in eedaymaha loo soo jeediyay ayna waxba...
Haweenay lagu sheegay da'deeda 101 jir kuna nool dalkaasi Talyaniga ayaa ka yaabsatey gaalada kadib markii ay laba mar hore...
Miyaan rumaysan karnaa horjooge Muuse Biixi ayaa boqol kun oo doolar oo ah lacagtii xooga looga soo qaaday hooyada yaanyada...
Waxa dhawaan looga adkaaday madaxweynaha Somaliya nidaamka doorasho ee uu rabay, waana lagu soo celiyay nidaamka fashilka ah ee doorashada...
Ayadoo aan ognahay in wahaabiyada Sacuudigu ay dabada ka jirto gaalada waaweyn ayaa markii ugu horeysay wahaabiyadu soo kireysatay askar...
Ciidanka Itoobiya ayaa saaka sheegay inay intii ugu dambeysay ka sifeeyeen caasimada gobolka Tigree ee Maqale kadib markii maleeshiyadii falaagada...
Waxa dad farabadan cadho saaida ka muujiyeen lacag horjooge Muuse Biixi ka saarayo khasnada uu jeebka ku haysto una dirayo...
Waxa deegaan hoostaga gobolka Togdheer lagu diley Allaha u naxariistee gabadh lagu magacaabo Hodan Siciid Aadan, waxana dadaal dheer kadib...
Waxa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka xooga lagu aasay 8 dhalinyaro oo dhiigmiiratada shabaab ku xasuuqeen maqaaxi ay ka...
Golaha dhaqanka Banaadiriga ah ayaa kabaha la dulmaray koox isku sheegtay musharixiin oo shisheeye wato oo ujeedkooduna yahay sidii ay...
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya weerar naftii halige ka tirsan nijaasta argagixisada shabaab uu ku qaaday maqaayad laga cunteeyo...
Waxa saacadihii u dambeeyay soo baxay warar sheegaya in xagjir Taram u rabo inuu xafiiska ku sagootiyo weerar uu ku...
Waxa sanadka dambe la filayaa in doorasho la mida tii fadhiid Xasan Sheekh ee isagu guddiga doorashada uu soo xushey...
Waxa dalkaasi Arjantiina ku geeriyooday laacibkii weynaa ee looga daba dhacay kubadda cagta Maradoona. Qoyskiisa ayaa sheegay in xiddigu u...
Dadka deegaanka Waajid iyo dhamaan gobolkaba ayaa si xun uga an-fariiray dhimashada hal qoys oo dhiigmiiratada shabaab ku dileen halkaas....