Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo ka soo laabtey dalka dibediisa kadib muddo uu ku jirey takoorid cudurka Koroona awgeed ayaa odhan...
Maxaa cusub
Kadib markii magaalada Gebiley lagu soo dhaweeyay ciyaartoyda magaalada u ciyaarayay oo dhamaantood ka soo jeeday jufada Muuse Biixi ayaa...
Waxa kulan maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho bulshada ka soo jeeda gobolada Woqooyi ee Somaliya oo taageeray gudiga doorashada ee...
Waxa daraad magaalada MIDEEYA (Jabanta) ee dawlada Somali galbeed laga furey masaajid iyo madarasad ay si weyn uga qayb qaateen...
Madaxweynaha guusha raacday ee Asarbajaan ayaa aqbalay codsi uga yimi Armiiniya iyo Ruuushka ee ku aadan in loo kordhiyo mudada...
Saraakiisha Tigreega ee hore u qixiyay xasuuqayna kumanaan Somali iyo Oromo iyo Eritariyaan isugu jira. Dadkaas ka qaxay weeraradii Tigreegii...
Waxa xariga dib looga jaray dhismaha cusub ee safaarada Somaliya ku leedahay Kiiniya halkaas oo burburka kadib sanado hore lagu...
Waalidiinta laba dhalinyaro ah oo booliiska magaalada Boosaaso toogasho ku diley ayaa dalbadey in booliiska dilka gasyey loo qisaaso. Toogashadan...
Ciidanka Itoobiya ayaa horumar ka sameeyay dagaalka ay kula jiraan dhiigmiiratadii Tigreega ee xasuuqa ba'an ka gaystey dhamaan gobolka haddana...
Waxa saakadii hore dalkaasi Liibiya ku rogmadey laba doonyood oo caaga oo ay saarnaayeen ugu yaraan laba boqol oo qof....
Xilli ciidanka Itoobiya gudaha u galay gobolka Tigree uuna xoreeyay deegaano balaadhan oo galbeedka gobolkaasa ayaa waxa jirey warar sheegaya...
Waa qayb kale taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraya iyo jacaylo sii kala jeeda. Habo ani jacaylaan wataa adna waxaa...
Waxa xalay markale la sii adkeeyay cunaqabataynta hubka ee Somaliya la saaray burburkii kadib ayadoo ujedadu tahay in ciidanka Afrikaanka...
Kadib guusha weynayd ee ciidanka Asarbajaan dib u xoreeyeen dhulkooda laga haystey mudada 30-ka sano ayaa ciidanka xoreeyay dhulka ay...
Macalimiinta dalkaasi Norway ayaa joojiyay inay caruurta tusaan sawirada cayda ah ee ka dhana rasuulkeena ee uu taageeray jaahil Makroon,...
Madaxweynaha Ruushka ayaa ka hadlay xarun cusub oo hubka nukliyeerka waxba ka qaadi karin haddii Maraykanku ku soo weeraro. ''Xaruntan...
Sheekada federaal ayaa ka mida dagaalada xoogan ee lagu soo qaaday dalka kadib burburkii qaranka. Waxa goboleysiga sii kordhey fadhiid...
Waxa saaka xilli hore lagu dhawaaqay in Armiiniya is dhiibtey kadib markii looga adkaaday dagaalkii gobolka Nagoorno Karabaakh ee ay...
Gudoomiyaha gudiga doorashada ee Somaliya Xaliimo Yarey ayaa RABI weydiisatay cafis kadib markii hadal uga dhacay si gafa, hadalkaas oo...
Taliyihii hore ee ciidanka Itoobiya jeneraal Maxamed Tesseme ayaa sheegay inayna jirin wax diyaarada oo laga soo ridey ciidanka dalkiisa...
Ciidanka xooga dalka ee Asarbajaan oo Ku dhow inuu soo afjaro 30 sano oo Armiiniya xoog Ku haysatsy gobolka Nagoorno...
Ciidanka dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa ku sii siqaya caasimada gobolka falaagada ee Tigreega halka maleeshiyada Tigreega ay ka sii...
Raiisal wasaare xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa runta u sheegay gudoomiyaha fadhiga wax ku cuna ee aqalka sare Cabdi Xaashi...
Siyaasiga Amiin Daahir Jeesow ayaa ku baaqay in dawladu tirtiro wasaarad tuugsi loo abuuray oo gebi ahaanteedba u samaynsan hay'adaha...
Wakaalada wararka ee Imaaraadka ayaa sheegtay in hadda wixii ka dambeeya la fududeeyay khamriga oo laga iibin karo dadka da'doodu...
Dhawaan ayay ahayd markii Kanada sheegtay inay joojisay kaamaradaha meel fog wax ka soo dhaweyn kara ee lagu xidho diyaaradaha...
Wararka laga helayo wasaarada arimaha gudaha ee dalkaasi Jabuuti ayaa sheegaya in askar Tigree ah oo gaaraya ilaa 6 laga...
Ciidanka xooga dalka ee Asarbajaan ayaa kala jaray wadadii isku xireysay gobolka Nagoorno Karabaakh iyo Armiiniya, waxaana halkaa ku joogsaday...
Saynisyahano Jabaaniis ayaa sheegay inay nooc cusub oo la mida cudurka Koroona 19 ay ka heleen saxarada fiidmeer ku nool...
Shiinaha ayaa si aada u garaacay Maraykanka dhinaca is gaarsiinta telfoonada gacanta ayagoo hadda dalkooda laga isticmaalo xawaaraha jiilka shanaad...