Sidii aan u daawanay askariga musqusha ugu xidhan Ismaaciil Cumar Geele ee ina tusey darxumada iyo sida loo jirdiley, waxa...
Maxaa cusub
Sadexdan gabdhood ayaa ka hawli geli jirey sadex telefishan oo iska xaafadeysan. Waxayna ka shaqayn jireen muuqaal baahiyaha horjoogahas Butlaan...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigey argagixis isku diyaarinaayay inuu gaysto dil isagoo isku dayay inuu qarax ku xiro...
Waxa maanta Muqdisho ka dhacay banaanbaxyo Iska soo horjeeda oo labaduba salka ku haya maqaamka magaalada marka loo fiiriyo nidaamka...
Dawlada Somaliya ayaa markale dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Somaliyed oo ku xanibnaa dalka Hindiya. Dadka maanta lagu soo...
Madaxweynaha Somaliya oo furey kalfadhiga todobaad ee golaha qaranka ayaa faahfaahiyay guulaha waaweyn ee dawladiisu gaartey mudada afarta sano ku...
Horjoogaha maamulka fashilmey ee Muuse Biixi ayaa dib u siiyay xoriyadiisa weriye Coldoon oo uu haystey muddo sanad Ka badan....
Wasaarada caafimaadka ee Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa shaacisay tiradii ugu badneyd ee cudurka Kooro. Waxay kaloo sheegtay ajaanib Ka...
Allaha u naxariistee waxa xalay saqdhexe Ku geeriyooday magaalada Muqdisho fanaanka weyn ee Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dheer u...
Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa Ku faanay inuu geeyay Liibiya hubkii ugu badnaa haddana ay eryanayaan xooga jeneraal Khaliifa Xaftar oo...
Warbixintii ugu dambeysay ee ay bixisay dawlada dhexe ayaa lagu sheegay in cudurka Kooro uu sidii hore ka soo yaraanayo...
Maxkamad ku taal magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukun ku ridey haweenay ku eedaysan inay samaysay xatooyo kadib markii...
Ciidamo ka tirsanaa maamulka horjooge Siciid Deni ee deegaanka Gardafuul oo hore uga tirsanaa gobolka Bari oo saxaafada la hadley...
Ciidamada dawlada ee sida gaarka ah u tababaran ayaa fashiliyay miino argagixisadu ku soo aastey wado muhiimka oo ku taala...
Waxa aduunka gaalada aad looga cunaa hilibka lagu walk xalaasha maadaama kuwa aan lagu qalin ay ka qaadeen xanuuno badan....
Ciidanka ilaalada xuduudaha dalkaasi Masar ayaa xabsiga u taxaabay dhalinyaro Soomaali ah oo dhamaantood ah rag kadib markii ay soo...
Waxaa dib loo dhigay qorshe maalmo ka hor la shaaciyey oo maalinta beri ah oo taariikhdu tahay 3-da Juun lagu...
Labada ciidan maleeshiyo ee maamulada Butlaan iyo Somalilaan ayaa Tukaraq ka bilaabay dhaqdhaqaaqyo u eg jug-jug meeshaada joog. Saakadii hore...
Ciidamada taabacsan dawlada ee jooga Shabeelaha hoose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari caasi ah oo loo adeegsaday xasuuq...
Ciidamada qaranka ee dalkaasi Liibiya ee hoos yimaada Jeneraal Khaliifa Xaftar ayaa jabiyay maleeshiyo uu tageero Erduqaan kadibna qabsaday magaalada...
Dawlada Somaliya oo gudanaysa waajibaadkeeda ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Somaliyeed oo Ku go'doonsanaa dalka Sucuudiga. Waa markii...
Dawlada Somaliya ayaa shaacisay inay dalka ka mamnuucday laba diyaaradood oo ka diiwaan gashan dalkaasi Kiiniya oo dalka ku soo...
Afhayeenka xisbiga wadani ee maamulka Somalilaan ayaa qarxiyay magac cusub oo reer Butco u bixiyeen guddi fadhiida oo uu hogaamiye...
Waxa welli socda banaanbaxyo isku bedelay bililiqaysi dalkaasi Maraykanka kadib markii Askari booliisa uu si cad u diley nin madow....
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Afgooye gaar ahaan agagaarka isbitaalka Xaawo Cabdi ayaa sheegaya in qaraxii argagixisadu ku...
Waxa magaalada Muqdisho lagu diley gudoomiye xaafadeed sida ay sheegeen dadkii u dhawaa ee markii dambe ula cararay isbitaalada magaalada....
Gacan Ku dhiiglihii diley ninka madow magaalada Minayabolis ayaa naagtiisu sheegtay inay si degdega iskaga furayso. Waxa dareenkeygu la qaybsanayaa...
Waxa banaanbax xoogan uu ka dhacay magaalada Balanbale ee gobolka Galguduud halkaas oo maamulka degmada iyo dadku iskugu soo baxeen....
Ilaa hadda lama maqal hay'adaha sheegta inay u hadlaan xuquuqda dadka oo ka hadlaya tacadiyada ka dhaca jeelasha Maraykanka iyo...
Horjooge ku xigeenka Butlaan ayaa xaqiijay in bartiisii faysbuug ee uu dhawaan furtey ayna laba maalin kadib ku xirmeen dad...