Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan dalkaasi Yukrayn ee hadda Maraykanku ka dhigtey meel uu uga duulo Ruushka...
Warar xiise leh
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada Majeerteen iyo Isaaq ayaa ugu dambeyn ku socda inay iska dulqaadaan heeryada...
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ku yeeshay dekeda Berbera oo la aaminsan yahay in Xasan Culusow ka...
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo galeen, waxana ka dhaca waxyaabo ka baxsan bani aadamnimada iyo xitaa diinta...
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta hubka ayadoo la fahmi karo ujeedada Maraykanka iyo Ingiriiska iyo wadamada kale...
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro horleh oo la filaayay la kulantey Qadar oo ah dal yar laakiin...
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ayaa madaxweynaha ururka kubadda adduunka ee ee loo soo gaabiyo FIFA ayaa...
Madaxweynaha Turkiga oo dalkiisu yahay awooda labaad ee ururka la magac baxay NAATO ayaa sheegay inuu boqolkiiba biqol ku qanacsan...
Warar Maraykanku qoray ayaa sheegaya in gantaal Ruushku soo ganay uu ku dhacay Bolan. Waxase arintaas markiiba hoos u dhigtey...
Maamul jufeedka Somalilaan ayaa sheegtay in lagu leeyahay farabadan oo ayna sheegin cida ay ka cuneen iyo in maamulka hadda...
Shalay ayaan qornay in Xasan Culusow aan lagu aamini karin ciidanka qaranka ee mudada lagu soo tabcaayay in faraha loo...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa yiri hadal aad uga caraysiiyay cajuus Baydan iyo xulufadiisa sii kala burburaysa. Maraykanka ayaa ku...
Madaxweynaha Ruushka Faladhimeer Buutin ayaa wacad ku amray inuu dhulka la simi doono Maraykan iyo Yurubta raacsan haddii lagu soo...
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii iyo dilkii iyo weliba isku dirka labada qoomiyadood ee walaalaha ee Oromada...
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu u ahaa hortiisa ka yiri siyaasad ayna Somaliya haba yaraatee wax shaqo...
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar qarsoon ugu qaadeen Ruushka iskuna dayeen inay go'doomiyaan dhaqaale ahaan ayaa iyagii...
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku badan yahay oo ku yaal Koofurta Yukrayn ayna ku dhinteen ugu yaraan...
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta Maraykanka oo cunaqabatayn isaga iyo xulafadiisa u gaara ku soo rogay Ruushka...
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay bilowday qorshaha dalka dib loogu soo celinayo in ka badan 12000 kun...
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ah oo lagu guurey oo kooxdii Xasan Culusow iyo ururkoodii Hawiyow kaca...
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan Culusow diyaarinayo inuu golaha shacabka hor geeyo soo jeedin ah inuu xiriir...
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka qarsoon oo cilmiyaysan oo lagu hayo dalkiisa intooda badana ay uga imaanayaan...
Waxa shalay aan jirin dabaaldeg sidaa u buuran oo ka dhacay dalka dhamaantiis iyo dibedaba marka laga yimaado shaqsiyaad iyagu...
Horgale Xasan Sheekh oo dalkan loo keenay inuu burburiyo kana abuuro hayjado ka amar qaata shisheeyaha ayaa welli ka hadaaqaya...
Ruushka ayaa hawlgal milatari ka bilaabay Yukrayn sadex bilood kahor ilaa haddana wuxuu ka gaaray guulo waaweyn ujeedada hawlgalka. Waxase...
Waxa la xaqiijay in la xirey sarkaal hawshiisa si fiican u gutey oo qabtey lacag tuuga ah oo Imaaraadku soo...
Maraykanka oo ka dambeeyay soo noqoshada horgale Xasan Sheekh ayaa isla markiiba ku dhawaaqay inuu dib u soo celinayo askar...
Waxa dhaqaale hoos dhac weyn ku dhacay Ingiriiska oo qayb weyn ka ah la dagaalanka Ruushka hawlgal khaasa oo gebogebo...
Somaliya ayaa mudo kooban sdib ugu noqotey musuqii ugu xumaa abid. Horgale Xasan Sheekh ayaa magacaabis ciida leeg ku taxay...
Masuuliyiinta Masar ayaa afar cisho xirey gabadh Somali ah oo dishey sida la sheegay nin Masaari ah oo gaadhi Hindi...