Qaylo-dhaan ayaa Ka soo yeeraysa Somali naftood haligeyaala oo Liibiya ku jira Xero lagu gumeysto. Somalida ayaa loo sheegay inay...
Warar xiise leh
Dawlada Shiinaha oo u dabaaldegaysa 70-tan guuradii ka soo wareegtay kacaankii 1949 oo lagu aasaaasay Shiinaha ayna dhalatey dawlad hantiwadaaga...
Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Somaliya kaga soo haray hog weli ay ka soo bixi la'dahay ayaa samaystey hal...
Dawlada Yaman ee ay hogaanka u hayaan Xuutiyiinta iyo hadhaagii dawladii hore ee Cali Cabdalle Saalax ayaa wacad ku martey...
Horjoogaha maamulka Somaliland oo Burco Ka furtey garoob kubadeed ayaa hooyooyinka u sheegay inay muruqa muujiyaan. Hooyo caafimaad qaybta ayaa...
Safaarada Somaliya ku leedahay Kiiniya ayaa beenisay in guriga safaarada lagu jirdiley nin u shaqayn jirey shirkad wax dhista oo...
Fadhiga Musqul dahab Ka samaysan oo uu farsameeyay nin farshaxaniiste ah oo u dhashay Talyaaniga oo ki rakibnaa guri uu...
Diyaarad rakaab badan sida ayaa Ka soo duushey dalkaasi Jarmalka ayadoo ku socota dalkaasi Megsiko markii mid ka mida bayloodada...
Haad ama galaydh kolba sida Somalidu u taqaano ayaa ilmo caruura ku cuney deegaanka Gaashaamo ee ismaamulka Somali Galbeed. Haadkan...
Dhawaan ayay ahayd markii maqaayada Warsan ee magaalada Burco ooda laga Jaray waxase markiiba la arkey sida maqaayadu u socoto...
Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali ayaa maanta dib ugu celiyay deegaanka Xeraale ee Galguduud dad Ka soo barakacay colaada dhexmartay...
Kiiniya ayaa u muuqata in cabaadkii Ka dhamaadey kadib markii xilli dacwadii la gaarayo go'aankeeda ay dalbatey in la joojiyo....
Ururka aadka u xoogweun ee Xisbulah ayaa soo bandhigey sidey u burburisay taangi Yuhuudi lahaa oo marayay wado ku taal...
Waxay ahayd laba bilood ka hor markii masuuliyiin ka socda bangiga horumarinta Afrika ay tageen Boorama kadibna loo dhaqaajiyay dhinaca...
Nin Madow ah ayaa dalkaasi Maraykanka u xidhnaa 36 sano kadib markii uu xadey 50 doolar. Ninkan ayaa ahaa 18...
Waa ogtihiin inaanu jirin wax la wada leeyahay. Suldaan Dubad ayaa amaanay beesha Warsangeli ee waxooda goosan rabta. Samaroon waan...
Xarun Hargeysa ku taal oo lagu sheegay dhaqanka ayaa inta badan waxa yimaada dad gaala ah. Gaaladaa imanaysa ayaa la...
Dalkaasi Muslimka ah ee Bangaladheesh ayay caan ahayd in araajida guurka lagu qoro erayada garoob, ninkeeda ayaa dhintey iyo waa...
Shekh Xasan Daheeye ayaa dhul ugu deeqay goob laga samayn doono keyd biyo oo magaalada Boorama yeelan doonto. Magaalada ayaan...
Fanaanada reer Jabuuti marna reer Awdala ee Mardiya Siciid Jaamac ayaa weerartay wadamada Salafiyiinta oo diidey in Af_Somali lagu heeso...
Kiiniya oo la shaqaynaysa argagixisada si danteeda dhulbalaarsi uga fushato ayaa bilowdey boqno goynta ganacsatada Somaliyeed siiba kuwooda isgaarsiinta. Ciidankan...
Goob ay Ka socotey xaflad aroos oo dadku aad u faraxsanaayeen ayaa halmar isku bedeshay murugo kadib markii dhismaha uu...
Siyaasiga Faarax Macalin ayaa ka hadley Labadii doorasho ee Ka dhacay kuna tilmaamey kuwo aan waxba Ka jirin isagoo sheegay...
Chemicals are used to increase the shelf life of many foods we consume but a Turkish tech company has introduced...
Siyaasiga rug cadaaga ee Cali Khaliif Galaydh oo wax ka taabtey sheekada Gini iyo in dalkaasi yar ee fiqiirka ee...
Dhawaan ayay ahayd markii nin loo malaynayo inuu Kiiniya ka soo jeeda uu ka soo dhacay diyaaradii uu ku soo...
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan halkaas oo xoolo dhaqato dagaal saacad socday la galeen...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Axmed Ciise Cawad oo maanta shir jaraaid qabtey ayaa faahfaahiyay sababta ay xiriirka ugu jareen dalka...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan ayaa ka deyriyay dulmiga maamulka beesha dhexe ku hayo reer Awdal...
Dadka deegaanka Buuraan ee gobolka Sanaag ayaa ka hadley dhacdo aad u naxdin badan oo ay samaysay hooyo maskaxda ka...