Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa ku qarxiyay Marsyksnka oo ka caraysan hubka caariga ah ee dalkiisu ka soo iibsadey Ruushka. Gantaalada...
Warar xiise leh
Sirdoonka Maraykanka ee loo soo gaabiyo FBI ayaa egaya warar sheegaya in meelo ka mida Maraykanka lagu dhejiyay tabeelooyin ay...
Shacabka ag degan goobta qashinka lagu shubi ee magaalada Boorama ayaa cabasho ka muujiyay qashinka iyo xoolaha ku ag-dhinta ee...
Kiiniya ayaa dhowr jeer ku celisay in iyada iyo Somaliya ay si hoose oo jaarnimo ah xal uga gaaraan baddeena...
Magaaloyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso ayaa waxa ka dhacay dilal loo malaynayo kan hore ee Boosaaso inay gaysteen kooxda gaaleynta ee...
Dadweynaha degmada Araabi ee dawlada Somali galbeed ayaa dhowr cabasho u direy dawlada deegaanka si degmadu u hesho xaqeeda gaar...
Waxa ka furmay magaalada Dubaay ee Imaaraadka Carabta carwada cuntada oo sanadwalba la qabto. Sanadkan ayaa waxa ka qaybgakay 5...
Xildhibaanada laga soo doorto Minasoota ee dalkaasi Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa jawaab kulul siisay xagjir Trump oo ugu baaqay inay...
Dr Maxamed Xaaji Cumar Yaabe oo dad badan aad uga naxeen markii xilka laga qaaday sanadkii hore isagoo lagu diirsadey...
Masuuliyiinta Puntland ayaa sheegtay inay ogaadeen halka argagixisada dilalka fulisaa isku qariso. Ciidanka amniga ee maamulka ayaa sheegay inay ku...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga hadley dhalinta xustey xasuuqii SNM ee Boorama lagu xirey. ''Dhalintaas waxay xaq...
Waxa ilaa in muddo ah soo socotey sheekada in Imaaraadka laga kireeyay dekedda Berbera. Waxase arintaasi markii uga horeysay faahfaahiyay...
Dawlada Somaliya ayaa dacwad la fuushey maraaiib ajaaniba oo daldalatey kumanaan kgeyraafka baddeena ah o Somali intii iscuneysaybu gacan gashay...
Maalintan madow ayaa SNM oo wadata askartii Mingeste ay xasuuq xun ku gaysteen shacabka reer Awdal min Dilla ila Saylac....
Gudoomiyaha xusniga Wadani C/llaahi Ciro ayaa booqdey qoyska Allaha u naxariistee abwaan Baarleex oo ku geeriyooday Hindiya. Xisbiga Wadani ayaa...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa ku baaqay in salaatu jinaasa loo tukado dadkii SNM ku xasuuqdey Awdal 4-ta Feeberweri ee...
Xildhibaan Cartan Cusmaan ayaa dalbadey in la eryo carabta Imaaraadka. Xildhibaanka ayaa sheegay in iyagu fuliyeen heshiiska abaalna looga dhigey...
Magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa noqotey magaalada la hayo xilligii la aasaasay oo hadda ay ka soo wareegtay boqol...
Fal argagaxleh ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho. Xaafada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa caawa 30/01/2019 fiidkii lagu...
Waxa lagu guulaystey in gacanta lagu dhigo nin Arbacadii la sheegay inuu kufsaday gabadh ay qaraabo ahaayeen kadibna uu jarjaray...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadley ceyrintii Somaliya laga ceyriyay ergaygii qaramada midoobey u fadhiyay Muqdisho Nikolas Haysom oo qaar ka...
Yuhuuda ayaa ugu dambeyn qiratey inay hub siin jirtey argagixisada Daacish ee joogtey xadka Suuriya Iyo Yuhuuda. Waxa qirashadan sheegay...
Madaxa Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa la kulmey ugaaska guud ee Samaroon Ugaas C/rashiid. Kulanka ayaa ka dhacay qariga ugaasku...
Sarkaal gacan u qaaday xaaskiisii hore ayaa jeelka loo taxaabay. Sida ay sheegeen saraakiisha booliiska ee jeelka u taxaabay sarkaalkan...
Raggii dilaayay Jamaal Khashowqi ayaa la ogaadey halka ay si toosa ula hadlaayeen ilaa daqiiqadihii ugu dambeeyay ee dilku socday....
Ololaha ka dhanka ah dhibaatooyinka loo gaysto haweenka ayaa lagu qabtey Muqdisho. Waxa goobta ka hadley ururo Somali ah oo...
Ilhaan Cumar ayaa jawaab kulul siisay gaalka weyn ee Erik Jackson oo yiri aqalka cad ee Maraykanka wuxuu noqon doonaa...
Denmaak ayaa jasiirad sumaysan ku tuureysa qaxootiga ay diido iyo dadka dambiyada ka galay dalka ee ah ajaanibta magangelyada u...
Xaafadii biyuhu ku soo baxeen Boorama oo welli qaylo dhaan direysa kadib markii ay waydey cid u soo gurmata maadaama...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay soo dhaweyn xumadii Saylici London kala kulmey. Malaha afar qof ayaa meelaha ordaayay iyo...