Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom oo deegaan u faaruqiyay argagixisada

Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom ayaa deegaan u faaruqiyay argagixisada. Deegaankan ayaa askar looga gaadey Amisom sanadkii 2015 laguna diley qaar ka mida. Askar iyo gawaadhi ciidan ayaa u dhaqaaqay dhinaca Baydhaba.



Wararka naga soo gaaraya Degaanka Leego Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Saakay Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM iyo kuwada dowladda Soomaaliya ay iskaga baxeen Degaankaasi.

Goobjoogeyal ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM Saakay Waabarigii ay Faarujiyeen Degaanka Leego oo Fariisin ay ku lahaayeen,waxaana aan la ogeyn Sababta ay uga baxeen.



Ciidamada ayaa aaday dhanka magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, waxaana la arkayay iyagoo wata gaadiid dagaal oo aad ubadan.

Deegaanka Leego ayaa gacanta dowladda soo galay mudo dheer kahor, laakiin Shabaab ayaa marar badan weeraro ku qaaday waxaana kamid ahaa kii Sanadkii 2015 ay ku laayeen askar badan oo kasoo jeeda Dalka Burundi.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...