Somalida ku nool xaafada Islii oo cabsi la soo deristey: MAQAL sababta
Somalida ku nool xaafada Islii ee Nayroobi Kiiniya ayaa cabsi la soo deristey. Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa Soomaalida u sheegay inuu sugayo ammaanka oo ay ciidamo diyaariyeen kuwaasi oo amaanka Xaafada Islii sugaya.
Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa shacabka Soomaalida ee ku dhaqan xaafada waxa uu ugu baaqay in ay isdajiyaan oo ay la shaqeeyaan ciidamada amaanka dalka Kiiniya.