Ciidanka daraawiishta Puntland ayaa cashar lama ilaawaana siiyay argagixisada la baxdey Shabaab ee gaalaysa Muslimiinta oo gaadmo ku diley askar reer Puntlanda bishii hore.
Bartilmaameedka hawlgalkan ciidanka PSF ay fuliyeen ayaa ahaa goobo ay ururka argagixisada Al-Shabaab kaga sugnaayeen Buuraha Cal Madow, waxayna ciidanka PSF weerarkan ku dileen 18 ka tirsan ururka argagixisada Al Shabaab oo ay ku jireen saraakiil; sidoo kale ciidanku waxay hawlgalkaas ku gubeen kaydadkii labadaas saldhig oo ay yaaleen raashin,hub,rasaas iyo daawooyin†ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay ciidamada PSF ee Puntland.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay