14/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka kaluumaysiga maamulka Somaliland oo goor xeedho iyo fandhaal kala dhaceen ka hadlay rag maqan

Wasiirka kaluumaysiga maamulka Somaliland ayaa goor xeedho fandhaal kala dhaceen ka hadlay rag kaluumaysato ah oo muddo shan cisho ah hadda ku maqan badda loona malaynayo in ay dhinteen.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS