Boorama 10 Jan 2015–Ciyaar xalay ku dhexmartey Boorama telefishada laga daawado Boorama ee Bulsho iyo Rayo oo lagu kala baxay iyadoo ciyaartani ka dhacday garoon la dhigey dooga la beero. Kooxda iyadu ka socotey telefishanka Bulsho ayaa halkaasi guushu ku raacday.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS