Koobka ciyaaraha Afrika ayaa si xawli ah uga socda dala Igwatooriyad Gini halkaas oo caawa ciyaar xiise leh ku dhexmartay kooxha Ivory Coast iyo Mali. Xulka Maali ayaa gool ku hormaray ciyaar waxayna u ekeyd in guushu raacayso waxase ciyaartoo ka hadhan afar daqiiqo gool dhalisay Ivory Coast waxana la kala hadhi doonaa maalinta arbacada.
Dhinaca kale kooxaha Cameroon iyo Gini ayaa iyagana ciyaartoodu ku dhamaatay barbaro inkastoo Gini soo bandhigtey ciyaar xiise leh goolna lagala hormaray.
ARAABINEWS