Ciyaaryahanka u dhashay Ingiriiska ee David Beckham ayaa ka soo muuqdey Jabuuti halkaas oo uu ciyaar kala qaybgalay dhalinyar reer Cali Sabiixa. David Beckham oo safiir u ah hadda qaramada midoobey ee UNICEF ee caruurta ayaa dhiirigelin u tagey Djabuuti.
ARAABINEWS.COM