C/kariin Guuleed oo iska casiley xilkii Galmudug iyo sababta
Wararka aan kahelnay Galmudug ayaa xaqiijiyay in madaxweynihii maamulkaas C/kariin Xuseen Guuleed uu iska casiley xilkii uu u hayay maamulkaasi.
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ayaa u qornaa in xaalad caafimaad kadib uuna sii wadi Karin jagada uu hayo ee madaxweynaha uuna talo sidaasa ka helay dhaqtarkiisa.
C/kariin Guuleed baryihii ugu dambeeyey waxa hayey xanuun dhanka wadnaha ah, iyadoo la saadaalinayey inuu is casili doono balse maanta ay dhacday.
C/kariin ayaa xildhibaanada maamulkaasi moodhin ka keeneen inkastoo muran ka taagnaa in xilka laga qaadey iyo in kale.
Maamul goboleedyada ayaan wax hawla u qaban dadka aan ka ahayn in ay fuuqsadaan lacagtii dadka loogu adeegi lahaa mana jiro dawlad ilaa hadda ka hortageysa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...