Tuesday, April 23rd, 2024
header










Meta







Culimada magaalada Hargeysa iyo Burco oo ka aamusan dhacdada Laascaanood

Horjooge Muuse Biixi wuxuu magaca beesha ISAAQ ku banaystey xoolaha kumanaan reer Koofur Galbeed isagoo qori caaradii ugu hanjabanaya kaga soo dareeriyay magaalada Laascaanood. Haddaba waxaad is weydiinaysaa waxa aamusiiyay culimada iyo waxgaradka magacooda waxaan lagu samaynayo.



”Way ka hadlaan fanaanad rabta inay ka tunto Hargeysa ama Burco waxa kale oo aad arkaysaa ayagoo maqaaxiyaha iyo hudheelada Burco yidhaa saqdhexe ma soo jeedi kartaan kamana tuman kartaan, waxaadse isweydiin kartaa dadkaan xoolahooda la bililiqaystey iyaga ma soo gasho miyaa diinta ay ka hasdlaan ayuu yiri Xuseen Warsame.



Waxa muuqata in diinta kolba loo adeegsanayo sidii la doono. ”Waxba kama qabaan inay Sacuudfiga ka soo minguuriyaan dhaqankooda laakiin marka shacab Somaliyeed la barakiciyo uma arkaan inay diinta meel uga banaan tahay ma odhan karnaa ayuu is weydiiyay Xuseen Warsame.



Si kastaba ha ahaatee waxaan sugnaa inay falkan wuxuushnimada ah ee ku haboon in jawaab wax ku oola laga bixiyo ay muujiyaan mowqifkooda haddii kale loo qaadan karo inay ku raacsan yihiin falkan diinta ka baxsan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...