X

Culimada Muslimka ah ee Ruushka maxay ka yiraaheen daawadii ugu horeysay ee Karoona

Isbutnik waa daawadii ugu horeysay ee loo isticmaali karayay yaraynta waxyeelaada hargabka Karoona, waxana hadda ogolaaday wadamo farabadan oo Muslimiina iany ku talaalaan dadkooda, ayagoo diidan kuwa reer galbeedka.


Wadamada Muslimiinta badankooda ayaa isku talaalay daawada uu Shiinuhu sameeyo, waxana qaatay madax badan oo Muslimiina.

Haddaba Culimada Muslimka ah ee Ruushka oo ka hadlay daawada uu sameeyay dalkooda ayay u sheegeen muslimiinta Ruushka oo aad u farabadan inay qaataan talaalka.


Mar ay ka hadlayeen daawada ayay sheegeen in waxyaabaha ku jira sida biyaha khamriga uuna ahayn wax sidaa u weyn oo la mida kuwa ku jira daawooyinka kale diintuna ogoshahay.


Daawada Ruiushka ee Isbutnik ayaa ka hortageeda Karoona ay xaqiijsay ururka caafimaadk aduunka inuu yahay boqolkiiba 93 halka mida Somaliya lagu talaaalayio ee Astra ay tahay keliya boqolkiiba 68.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.