24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo: guriga laamiga haka fogeyn: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Ceegaag iyo Hibaaq oo isku qabsaday halka guriga ay ka kireysan lahaayeen halka Iskufilan uu la jiifo isbitaal mididii ay la dhacdey Foosiya. Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo.





ARAABINEWS