Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Muranka horjooge Siciid Deni iyo Axmed Karaash oo u wareegay baraha bulshada

Dhawaan ayay ahayd markii uu sii xoogeystay muranka dhinaca siyaasada ee horjooge Siciid Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Muranka ayaa ku qotoma keli talisnimo ka timi horjooge Siciid Deni iyo maamulkii oo uu isagu isku koobey.



Axmed Karaash ayaa muujiyay inaanu raali ka ahayn kelitalisnimo oo uu cadkiisa goosan doono. Waxa qooshka sii walaaqay tacsi lagu qorey bogga faysbuug ee madaxtooyada Butlaan uuna qorey Axmed Karaash oo laga saaray.

Axmed Karaash ayaa la sheegayaa inuu dalbadey in loo sameeyo bog uu ka hadlo, waxana isla xalayba la sameeyay bog ay markiiba ku xirmeen 30 kun oo qof.



Halka bogga horjooge Siciid Deni ay ku xiran yihiin 42 kun oo qof taas oo ka dhigan in Axmed Karaash durba la soo baxay wacdaro aanu fileyn Siciid Deni.

Si kastaba ha ahaatee muranka labada nin oo taageereyaasha horjooge Siciid Deni ku tilmaameen mid aan meel fog gaarayn waayo ay yiraaheen tirada Majeerteen ku leeyahay maamulka, ayaa la ogeyn halka uu ku danbeyn doono.



”Anigu welli ma arag Dhulbahante hal meel ka soo wada jeeda, waxa loo kala goostey labada maamul ayuu yiri Cali Calasow

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...