X

Dabley lagu daba jirey oo lagu qabtey Muqdisho

Dabley lagu daba jirey oo dadka dhib badan ku haayay ayaa lagu qabtey Muqdisho. Labadan mooryaan ayaa sharaf moodey dadka oo moobilada laga dafo. Ciidanka la geyay suuqa bakaaraha ayaa baacsi kadib gacanta ku soo dhigey.


Dableyda ayaa midna dhaawacan yahay midna la qabtey. Waxa markiiba goobta lagu qabtey ku soo xoomey dad ay dhaceen oo qofwalba rabo inuu wixii ka qaato.

Waxay dadka ku dhacayeen gaari Hindiga loo yaqaan bajaaj oo faro ba’as ku haya dalka Somaliya oo dhan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.