Dad aad u caraysan ayaa taayiro ku gubey Garoowe iyo Kismaayo. Qaar ka mida caraysnaa oo hadley ayaa dalbadey in gacanta lagu soo dhigo isla markaana aan la aasi doonin ninkii la dilay xalay oo wali ku jira qolka meydka Isbitaalka Kismaayo.
Xalay ayaa askari ka tirsan maamulka Axmed Madoobe uu diley nin ganacsade ah oo la sheegin inuu deyn ku lahaa Axmed Madoobe. Mishkilada ugu weyn ayaa ah in dilkani yahay kii labaad ee magaalada loogu gaysto kadib dilkii gudoomiyihii isbedel doonka.
Waxa saaka hakad galay isku socodka gaadiidka iskugu gudbaya ee magaalooyinka Garoowe iyo Kismayo. Ganacsadaha la diley ayaa lagu magacaabaa Xaaji Siciid.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay