Dagaalkii ka dhacay Hargeysa iyo wararkii ugu dambeeyay oo sheegaya waxa la isku haysto
Hargeysa–Dagaal rasaas xooga laysku adeegsaday ayaa ka qarxay Hargeysa maqribkii kahor waxana lagu dagaalamay agagaarkas tiyaatarka Hargeysa oo laga cabsi qabo in uu isku bedelo dagaal beelood u dhexeeya laba jufo.
Wararka ayaa intaa ku daraya in arintu tahay dhul uu bixiyay Daahir Riyaale oo u dhawaa tiyaatarka waxase ku haysta ninkale oo sheeganaya dhulka.
Ciidamada Ingiriisku tababaray ayuu Siilaanyo u adeegsaday walise arintu ma cadda in la dhamaystiray. Wararka qaar ayaa sheegaya in ilaa shan qof ku dhaawacmeen ayna arinta soo dhex galeen odayaal ka tirsan raga dagaalamay oo ah beelaha Ciidagale iyo Habaryoonis,
Dadka qaar ayaa leh waxa isku dirka keenay maamulka Siilaanyo oo dhul laga iibiyay nin ganacsade xilligii Rayaale dib uga iibisay ninkale. Odayada dhaqanka ee beelaha ayaa ugu tagey dabaqa ay ragu fuushan yihiin waxayna soo arkeen laba nin oo dhaawaca.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...