Dagaalyahaniinta Xuutiyiinta oo kala diray barlamaankii dalkaasi Yaman dalkana u magacaabay gudi shan ka kooban
Sanca-Araabinews–Dagaalyahaniinta dalkaasi Yaman ee Xuutiyiinta ayaa kala diray barlamaanka kadib markii uu ku guuldaraystay in uu xaliyo khilaafka ka jira oo hadda awooda ugu weyni ay tahay Xuutiyiinta oo soo celiyay kala dambeyntii. Dalka ayaa burbur ku dhow iyadoo la sheegay in mishahar la bixin karo oo qudha bishan.
Xuutiyiinta ayaa sheegay in dalka ay hadda la wareegeen guddi ka kooban shan kuwaas oo kala hagi doona arimaha dalka inta laga qabanayo doorasho.
Sucuudiga ayaa ka cadhooday qabsashada Xuutiyiinta waxana laga yaabaa in ay lacago badan ku caawiyaan mucaaradka si dalka u kala gooyaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...
April, 25, 2023
Koofur Afrika ayaa arin geesinimo ah ku kacday ...
April, 25, 2023
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa hadal toosid ah ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...