Ururka xiriirka kubada cagta ee Afrika oo ganaaxay wadanka Igwatooriyad Gini oo anshax xumo la yimi
Qaahira-Araabinews–Ururka kubada cagta ee Afrika ayaa ganaax lacageed iyo mid kale dulsaaray wadanka Igwatooriyad Gini kaas oo xalay taageerayaashas xulkood isku dayeen in ay guushu iyaga raacdo kadib markii ay dhagxaan iyo qoryo ku tureen xulka Gaana oo garaacay xulkooda.
Ururka kubada cagta ayaa ganaaxay 100,000 oo kun oo doolar iyo waliba in ay bilaa taageereyaal ku ciyaaraan ciyaarta soo socota ee sabtida ee xulkooda la ciyaari doono xulka jamhuuriyada Congo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...