Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Gole la rabay in dalka laga tirtiro oo xildhibaano cusub lagu daray

Waxa maanta ay ansixiyeen golaha barlamaanku in gobolka Banaadir matalaad laga siiyo waxa loogu yeero aqalka sare oo ah goob si xaaraana loogu cuno cashuurta laga qaado hooyada yaanyaanada gada. Waxay isla garteen in 13 xildhibaan oo loo bixiyay magaca aan la garanayn ee Sinaytar oo Maraykanka laga soo koobi gareeyay golaha loogu daro.



”Nasiib darada haysata dadka masaakiinta ah ee cashuurtan laga qaado ayaa ah in la sii kordhiyo xildhibaano ku sheega fadhiga ku jaqaya lacagta hooyadaas subaxa kalahaysa ay bixiso ayuu yiri Cali Calasow.

Farmaajo maxay uga dhigan tahay

Madaxweynaha isaga waxay uga dhigan tahay inuu iska aamusiiyay qawlaysato qabiili ah oo rabay inay caasimada qaranka isa siiyaan kuna helaan kuraas dheeri ah laakiin taasi ma dhicin ee waxa lagu qaybiyay nidaamka xaaraanta ah ee 4.5, marka waxa dhan ayaa xaaraana ayuu yiri Cali Calasow.



Waxa durba socda sidii jufooyinku u qaybsan lahaan kuraastaas lagu cunayo xoolaha masaakinta fadhiga.

Ilaa hadda ma jiro siyaasi Soomaali ah oo xal waara oo dawladnimo adag lagu helayo keena dalka aan ka ahayn inay culeys sii saaraan shacabka Somaliyeed ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...