Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dawlada oo agabyo ay ka gariireen horjoogeyaal gaysay gobolka Sanaag

Diyaarad u raran wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexeoo ay la socdaan xubno ka tirsan dawlada Somaliya ayaa ka degtay magaalada Bahdhan ee gobolka Sanaag.



Diyaarada ayaa waday qalab caafimaad oo loogu talogalay in looga hortago cudurka Kooro oo aan haba yaraatee laga hayn wax akhbaara gobolka Sanaag intiisa badan.

Dhawaan ayaa dawladu qalab caafimaad gaarsiisay degmada Buuhoodle, tana waxay muujinaysaa in dawladu xil iska saartey dhamaan gobolada dalka ee ay iyadu ka masuul tahay ayuu yiri Xuseen Warsame.



Talaabooyinka noocana ayaa waxa ka gariirey horjoogeyaasha Somalilaan iyo Butlaan oo iyagu sheegta gobolka, ayadoo aan waxba laga weydiin dadka deegaanka oo in muddo ah arag dawlad una daacada dawlad dhexe oo awoodleh.



Dawlada waxa in muddo ah loogu baaqayay inay ku dhaqaaaqdo talaabooyin noocana oo ay wax ugu qabanaso deegaanada taabacsan. Qalabkan caafimaad ayaa ka mida kaalmo bilow ah oo ay dawladda dhexe ka hirgalin doonto bilaha soo socda Dhahar, Badhan iyo Buuhoodle kuna kacaysa 12 Malyan oo Doolar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...