Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dawlada oo digniin u dirtey hay’ado beena oo lacago ku soo qaata gudniinka

Dawlada ayaa digniin u dirtey hay’ado beena oo lacago ku soo qaata gudniinka. Hay’adahaas oo aan waxba qaban Karin Ayaan la garanayn cida ka dambeysa. Gabdhaha Somaliyeed ayaa u dhinta dhaqan aad u foolxun oo si dhuibyar lagu joojin karo laakiin ay maqan tahay fulintii maadaama dalku burbur ku Jiro.



Digniintan ayaa imaanaysa ayadoo dawladu dejinayso sharcikale ayadoo dalku hore u laha sharci mamnuucaya jarjarida xubinta taranka ee haweenka oo aan haba yaraate wax diina shaqo ku lahayn.



“Wasaaradda siyaasad ahaan iyo nidaam ahaan waxay dadaal ugu jirtaa sidii loo ciribtiri lahaa gudniinka fircooniga ah, waxaa jira shaqsiyaad sheegta magacyada Hay’adaha oo dhaqaale ku soo qaata arrimaha gudniinka fircooniga, kadibna waxay doonaan dalka ka sameeya, midaasi looguma dul qaadan doono.” Ayuu yiri Agaasime C/laahi Xaaji Cali.



Dhacdada aad looga naxay ayaa dhacdey usbucii marki gabadh yar ay u dhiig baxdey kadib markii la Jaray halbowle dhiig waxase ka sii daran in aabaha dhalay yiri inuuna cidna u raacayn dilka gabadhiisa.

Waa rin dawlad u taala umana tgaalo kooxo ku qaraabta magaca gudniinka ayaa laga soo xigtey masuul ka tirsan wasaarada caafimaadka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...