Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanka Tulli Guuleed ee ismaamulka: MAQAL
Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanka Tulli Guuleed ee ismaamulka halkaas oo baryahan ay ka taagneyd colaad u dhaxaysay Somalida iyo Oromada. Qaylo dhaanta ayaa loo direy ismaamulka Somalida ayadoo dadka deegaanka Tulli Guuleed dareensan in Oromadu helayso taageero saaida.
Dadka deegaankan Tulli Guuleed degan iyo Oromada ayaa dagaalo soo jiidatey weligood u dhexeeyay. Waxana colaada soo rogaal celiyay dagaalada kale ee Somalida iyo Oromada.