Waxa markale kooxda sheegata beesha caalamku fashilisay dadaal la rabay in berito oo Salaasa ah la isugu yimaado shirka doorashada halkaana lagu saxiixayo heshiiskii Baydhabo.
”Kooxdan sheegata beesha caalamka oo iyadu rabta inay la wareegto maamulka doorashada ayaa kolba la imanaysa qorshe ayadoo dawladu tanaasul badan samaysay golihii sharciga ahaana ka dul booday ayuu yiri Cali Calasow.
Si kataba ha ahaatee shirkii BERITO ee lagu saxiixi lahaa ayaa markale dib u dhacay, waxayna u egtahay ama ku socotaa in talada loo soo wareejo barlamaanka sharciga ah.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay