03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Somaliya waxay muujisay biseyl siyaasadeed: Salaad Cali Jeelle

Dawlada Somaliya waxay muujisay biseyl siyaasadeed kadib markii ay soo afjartey xiisad ay abureen siyaasiyiin boos waayey oo isku dayay in ay ka faaiideystaan Qalbi Dhagax oo ismaamulka Somalida Itoobiya gacanta ku dhigeen.




 



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS